Home / Wararka (page 60)

Wararka

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Ari jire ka mid noqday wufuudda ganacsi ee Madaxweynaha Turkiga

“Ahmed Oikdash” sanadkii 1974-kii ayuu usoo wareegay Gobolka Izmir isagoo ka shaqa bilaabay goob ganacsi oo lagu iibiyo kabaha, in muddo ah kaddib isaga iyo walaalkii waxay ku shirkoobeen warshad sameysa Kabaha, dhawr sano kaddib ari jirnimadiisii. Tartiib tartiib ayuu ...

Read More »

Mobile Caaqil ah kii ugu raqiisanaa oo laga soo saaray dalka Hindiya

Freedom 251 waa telefoon Android ah oo ay xayaysiin u samaysay shirkadda reer Hindi ee Ringing Bells, waana telefoonka ugu raqiisan dunida ee telefoonaadka caaqilka ah. Telefoonkan muuqaal ahaantiisa marka aad gacanta ku dhigto wuxuu kuula egaanayaa telefoonka ay sameyso ...

Read More »

Roy Hodgson oo iska casilay shaqadii uu u hayay xulka Ingiriiska

Tababarahii xulka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa gebi ahaanba iska casilay shaqadii uu ka hayay kooxda Saddexda Libaax. Ingiriiska ayaa ku guuldarreystay inay guul xalay ka gaaraan xulka Iceland iyagoo ku soo haray wareega 16aad ee tartanka qaramada qaaradda Yurub. Macallinkii ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Muwaadin British ah oo saacad iyo bar kaddib laga soo saaray Jiim ogaal la’aan loogu qufulay

Saacaddu kolka ay aheyd 4:26pm oo galabnimo booliska ayaa gaaray xarunta mid kamid ah goobaha jir dhiska oo ku yaal magaaladda bartankeeda si ay halkaa uga soo samato bixiyaan qof cabasho booliska soo gaarsiiyay oo goobta ku xanibnaa, waana saacad ...

Read More »

PSG oo xaqiijisay in kooxda laga diray macallin Blanc

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa daaha ka rogtay in uu soo idlaaday waqtigii uu kooxda la joogay macallin Laurent Blanc. Saddex sano oo guulo ah ayuu macallin Blanc hayay shaqada kooxda ka dhisan gegada Parc des Princes. Inkastoo 50 ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Degdeg: Elman oo iska fasaxday dhowr iyo toban cayaaryahan

Kooxda kubadda cagta Elman ayaa booska toddobaad kaga dhameysatay kala horeynta horyaalka Soomaaliya xagaagii idlaaday, iyadoo awoodi la’ayad saddex sano oo xiriir ah inay horyaalka hanato. Inkastoo kooxda Elman ay tahay kooxda ugu guulaha badan horyaalka intii ka danbeysay sanadkii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan