Kulan cayaareed xiiso badan ayay xulalka Poland iyo Switzerland ku cayaareen gegada Stade Geoffroy Guichard, kulan ay u soo daawasho tageen 38,842 taageere. Cayaarta gool dhallinta waxaa ku hormaray xulka qaranka Poland, waxaana goolka u dhaliyay daqiiqaddii 39aad wiilka dhowaan ku biiray ...
Read More »Wararka
Garoomada diyaaradeed ee ugu qatarta badan adduunka, haku fekerin inaad ku safarto weligaa + Sawirro
Diyaaradda marka ay dageyso iyo marka ay kaceyso waa marxaladaha ugu qatarsan sida duuliyayaasha ay sheegaan, waxaa jira garoomo diyaaradeed oo ku yaala meelo ku dhow buuro ama xeebo dadka ay ku badanyihiin taasi oo keenaysa qatar ku saabsan ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka
Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »Daawo: Fal celintii ay sameeyeen cayaartoyda xulka Uruguay markii loo tumay astaan calan dal kale ah
Bilowga cayaar walba oo heer caalami ah, qaramada midba inyar ayaa loo aamusaa oo loo tumaa heesta calankooda. Cayaartoyda xulka qaranka Uruguay ayaa loo saaray astaan aan aheyn toodii qaran xilli ay ka qeybgalayeen xagaagan tartanka Cope America Centenario. Gegada University ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka
Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...
Read More »Waxyaabo ay tahay inaad qariso si aad ugu guuleysato shaqadaada
Furfurnaanta qofka shaqaalaha ah waxa ay dhistaa oo ay xoojisaa xiriirkiisa xirfadeed laakiin waxaa jira waxyaabo ay adag tahay inuu qofka shaqaalaha ah shaaciyo ama uu sheego hadduu sameeyana waxa ay dhaawacaysaa shaqadiisa ama xirfadiisa . Si uu qofku u ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka
Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...
Read More »Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dalka ka anbabaxay si ay cayaaro caalami ah u soo dhexdhexaadiyaan
Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka ambabaxay garsoorayaal Soomaaliyeed oo gaaray gegada Joma Kenyata ee magaaladda Nairobi. Garsoorayaasha ayaa kusii jeeda magaaladda Khartoum ee xarunta dalka Sudan, halkaa oo ay ku soo dhexdhexaadin doonaan cayaar. Afarta garsoore ee dalka ...
Read More »Toddobo ruux oo u geeriyootay kaddib markii ay ku mashquuleen iska qaadista sawiradda Selfie
Dhowaan waxaan idiin soo bandhignay gooro aanay habooneyn in la iska qaado sawirada Selfie oo dadku ay isa sawiraan iyagoo qaarkood jooga meelo halis ah. Maanta booliska degmada Kanpur ee gobolka Uttar Pradesh ee dhaca Waqooyiga dalka Hindiya ayaa baahiyay ...
Read More »