Home / Wararka (page 69)

Wararka

Manchester United, Liverpool iyo Arsenal oo isku heysta saxiixa da’yar Soomaali ah

16 jirka weerarka uga cayaara kooxda Celtic ee Scotland ka dhisan Cabdiraxmaan Abuukar ayaa bartimaalmeed u noqday kooxda kubadda cagta Manchester United oo u aragta da’yarkaan Soomaaliyeed mid ay ku xalin karto dhibaatada weerarka xagaagan ka heysatay. Wakiilka laacibkaan ayaa ...

Read More »

Manchester United oo 12 sano kaddib koobkeedii 12aad ee FA Cup hanatay

Juan Mata ayaa suuliyay daqiiqaddii 81aad gool uu Crystal Palace ugu dhiibay hoogaanka Jason Puncheon daqiiqaddii 78aad si cayaarta waqtigii loogu talo galay ay ugu idlaato barbaro min gool ah. 30 daqiiqo oo dheeri ah ayaa lagu daray hayeeshee nasiib ...

Read More »

Nin laqay telefoon oo qalliin lagu sameeyay

Maxbuus 29 jir ah oo ku sugnaa xabsi ku yaal dalka Ireland ayaa ka yaabsaday Takhaatiirta markii loola cararay qolka gargaarka degdegga kaddib sheegashadiisa aheyd inuu liqay telefoon gacanta ah. Baaritaankii koowaad waxaa maxbuuska la saaray raajo xabadka ah oo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »

F.C Banaadir oo u awood sheegatay O.F.C

Kooxaha kubadda cagta FC Banaadir iyo O.F.C ayaa kulan ka tirsan horyaalka heerka labaad ku wada cayaaray gegada Banaadir. Qeybtii hore ee cayaarta wax gool ah la iskama dhallin iyadoo labada kooxoodba ay daafac ku kala jireen. Qeybtii labaad markii ...

Read More »

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo ka warbixiyay ogaalkooda dhallinyaro been abuur dalka dibadiisa ugu anbabixi rabay

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa carabka ku dhuftay inaanay xog ka heyn cayaartoy Soomaaliyeed oo cayaaro dalka dibaddiisa ugu anbabixi inay kulamo soo dheelaan. Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kahor istaagtay dhallinyaro sheegtay inay yihiin cayaartoy oo ku ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Gabdhaha Horseed iyo Heegan oo wada cayaari doona Finalka kubadda Koleyga

Galabta gegada Wiish Stadium ee degmada Cabdi Casiis waxaa ka dhici doona kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka kubadda koleyga hablaha. Kooxaha ciidanka dalka ee Horseed iyo Heegan oo hablahoodu ay soo edbiyeen gabdhihii Nationlink iyo U.F.C ayaa galabta ishaya kulanka ...

Read More »

Gantaalaha Afgooye oo kiintaal goolal ah u beegay Al Beder

Kooxaha kubadda cagta Gantaalaha Afgooye iyo Al Beder ayaa kulan cayaareed xiisahiisa watay ku wada cayaaray bugcadda Banaadir. Daqiiqaddii toddobaad ee cayaartaba Gantaalaha Afgooye goolka koowaad waxaa u dhaliyay wiilka u xirta lanbarka 15aad Aadan Abuukar Hilowle. Cali C/qaadir Maxamed ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan