Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi.
Read More »Wararka
Saxafi oo dersin goolal ah ugu qubeysay kooxda Muqdisho City
Kulan cayaareed goolashii ugu badnaa ee xagaagan la iska dhaliyay ayaa galabta dhexmaray kooxaha Saxafi iyo Muqdisho FC. Daqiiqaddii 16aad Bile Muxudiin Buraale ayaa goolka koowaad u dhaliyay kooxda Saxafi. Daqiiqaddii 27aad wiilka u xirta Saxafi lanbarka 27aad C.Laahi Maxamed ...
Read More »Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay Xusuus Qaran kuna xuseyno munaasabadda maallinta dhallinyarada
Barnaamijkaan gaarka ah oo aan ugu magac darnay Xusuus Qaran, waxaan uga hadli doonaa qiimiga ay ku fadhiso maallinta 15ka May oo ah goortii la aasaasay Xisbigii dhallinyarada ee SYL, waana maallinta dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaa nagala qeyb galaya dhallinyaro han ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo
Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...
Read More »Suarez oo ku guuleystay gool dhallinta La Liga
Weeraryahanka Barcelona ayaa hantay gool dhallinta horyaalka La Liga xilli kooxdiisa goortii labaad oo xiriir ah ay noqotay koox horyaal. Luis Suarez ayaa dhaliyay 40 gool oo horyaalka ah kaddib 125 darbo oo goosha uu la beegsaday, 56% darbooyinkiisa ayuu ...
Read More »Kulanka ugu danbeeya xilli cayaareedkan oo dhexmari doona kooxaha Saxafi iyo Muqdisho FC
Kooxaha Saxafi oo booska 9aad fadhisa iyo Muqdisho City oo 10aad ku jirta ayaa galabta ku balansan bugcadda Banaadir Stadium saacadda geeska Afrika marka ay tahay 03:30pm. Muqdisho City keliya xagaagan ayay horyaalka heerkiisa koowaad timid, welina hal guul ma ...
Read More »Barcelona oo goortii 24aad ku guuleysatay La Liga iyo taariikhda loo diiwaan geliyay
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa markeedii lixaad siddeedii sano oo u danbeysay hanatay horyaalka La Liga. Luis Suarez ayaa saddexley kasoo dhaliyay Granada kulankii ay caawa booqdeen gobolka Andalusia si markii 24aad taariikhda ay kooxdu u noqoto horyaalka Spain. Real ...
Read More »Horseed oo guul weyn ka gaartay Elman
Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa kulankeedii u danbeeyay xagaagan la cayaartay kooxda Elman. Labada kooxood oo ah kuwa ugu hanashada badan horyaalka heerka koowaad ayaa iminka kaalmaha dhexe ku dhameystay. Horseed ayaase markale dhegta dhiiga u dartay, iyadoo aan wada ...
Read More »Talat Arab oo xabsiga loo dhigay kaddib markuu qishay imtixaanka gaari wadista
Talat Arab,oo 39 jir ah, ayaa isticmaalay qalab u sahlayay inuu fariimo ka helo qof joogay dibadda xilli uu ku sugnaa qolka imtixaanaadka xarunta tijaabaadka dhigaaleed ee Bermingham. Imtixaan qaade ayaana arkay bishii December Talat oo shakisan shucuur kalena ay ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka
Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...
Read More »