Home / Wararka (page 81)

Wararka

Benitez oo rajeynaya inuu guul kala soo laabto marka uu ku laabto Anfield

Macallinkii hore ee Liverpool Rafael Benitez ayaa dib ugu laabanaya gegada Anfield oo kooxda Reds ay ka dhisan tahay, isagoo markan wata kooxda Newcastle United oo kulan Premier League ah halkaa ku soo dheeli doonta. Newcastle United ayaa beegsaneysa inay ...

Read More »

Mauricio Pochettino oo hoos u dhigay in Leicester ay ugu cadcadahay hanashada horyaalka

Tababaraha Tottenham Hostpur Mauricio Pochettino ayaa carabka ku dhuftay in la’aanta Jamie vardy ay ka dhigi doonto kooxda Leicester mid ka awood yar sida ay aheyd. Leicester City oo hogaanka horyaalka heysa ayaa weyn doonta gool dhaliye Vardy ugu yaraan hal ...

Read More »

James Rodriguez oo weli muhiim u ah kooxda macallin Zidane

Macallinka kooxda kubadda cagta Real Madrid Zenidine Zidane ayaa qirtay xiddiga booska keydka wehel la noqday  James Rodriguez inuu weli kooxda muhiim ka yahay. James ayaa kursiga keydka wehel la noqday hayeeshee macallin Zidane ayaa ka dhawaajiyay in wiilka reer Colombia ...

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »

Barcelona ayaa gaashaanka u daruurtay wararka Neymar la xiriirinaya inuu kooxda ka socdo

Agaasimaha kooxda kubadda cagta Barcelona  Jordi Mestre ayaa qashinka ku daray wararka la xiriirinaya Neymar Jr. inuu kooxda ka socdo dhammaadka xagaaga. Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain ayaa la rumeysan yahay inay dalab kasoo gudbiyeen hogaamiyaha qaranka Brazil oo waqti adag la ...

Read More »

Xiddiga Chelsea Willian oo doonaya inuu dheelo labada Copa Amerika iyo Olombikada

Garabka Chelsea Willian ayaa carabka ku dhuftay in xagaagan uu quuddareynayo u metelidda qarankiisa cayaaraha Cope Amerika iyo Olombikada oo lagu qaban doono magaaladda Rio. 27 jirkaan ayaana rajeynaya in kooxdiisa Blues ay heshiis la gaarto Xiriirka Kubadda Cagta Brazil ...

Read More »

Wax ka ogow shaqooyinka ugu xun ee laga qabto dalka Mareekanka

Wargeyska Time ee dalka Mareykanka ayaa daabacay ra’yi aruurin lagu soo saaray 10 shaqo ee ugu xun ee qof uu ka qabto dalka Mareykanka. Ra’yi aruurinta ayaa lagu saleeyay qiimenteeda dhinacyo badan oo laga eegayay shaqo walba oo laga qabto ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo. Waxaa marti inoogu ah barnaamijka Cabdi Mahad Xasan Faarax oo ah hal abuur da’yar. Aweys Xuseen ayaana soo jeedinaya

Read More »

Warbixin: Sigaarka oo sababa cimri degdeg ka hor geerida

Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaan uga faaloon doonaa dhibta uu sigaarku leeyahay, caqabadaha iyo xanuunada uu horseedo. Axmed Maxamed Haadi ayaa soo jeedinaya

Read More »

Heegan iyo Dekedda oo kulan ka tirsan kubbadda koleyga isku farasaari doona

Kooxda kubadda koleyga Heegan ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka kubadda koleyga dalkeena galabta kula balansan Wiish Stadium kooxda Dekedda. Heegan oo horyaalka daafacaneysa ayaa lugtii hore ka awood roonaatay dhigeeda Dekedda, iminka oo ay hogaanka horyaalka heysana ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan