Home / 2016 / December (page 5)

Monthly Archives: December 2016

11-jir lacag ka sameeya wacyi-gelinta dadka waaweyn

New York (Radiohimilo) – Wiil da’yar ayaa ruxay fadhiyada baraha bulshada ee dalka Maraykanka kadib markii uu anba-qaaday ganacsi ah – wacyi-gelin iyo waano siinta dadka da’da ah. Wiilkan 11-jirka ah ayaa xafiiskiisa gaarka ah wuxuu ka kooban yahay laba ...

Read More »

Laacib dhintay xilli uu u dabaal-degayay guusha gool uu dhaliyay

Pretoria (Radiohimilo) – Laacib da’yar oo u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa xilli uu ciyaaray ciyaar kamid ah ciyaaraha gudaha ah ee dalkaas wuxuu dhaliyay goolkii koobaad – taas oo sababtay inay farxaddu ka tan badato. Wuu jilba dhigtay isaga ...

Read More »

Kooxda Everton Oo Doonaysa Labo Cayaartoy Oo Kawada Tirsan Man United.

Kooxda ka dhisan magaalada Liverpool ee Everton ayaa la sheegayaa inay wada hadal la bilowday kooxda Manchester United kaas oo ay kaga doonayso xiddiga reer France ee Morgan Schneiderlin kaddib marki macallin Mourinho caddeeyay inuusan hor istaagi doonin go’aanka xiddigan. Macallinka Kooxda ...

Read More »

Oscar oo Xaqiijiyay In uu Is Kaga Tagi Doono Kooxdiisa Chelsea Bisha Janaayo Marka Uu Furmo Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda.

Laacibka reer Brazil ee Oscar ayaa xaqiijiyay in uu is kaga tagi doono kooxda uu hadda u ciyaaro ee Chelsea waxa uuna doonayaa in uu ka baxsado kursiga kaydka ee uu dhigay tababare Antonio conte. Warar kasoo baxayay England ayaa sheegaya ...

Read More »

Laacibka Manchester United Ee Henrikh Mkhitrayan Oo Magacaabay Laacibka Uu Yaraantiisii Ku Dayan Jiray.

Xidiga dhawaan galka ah ee Man United ayaa sheegay  in uu yaraantiisii tageero u ahaa laacibkii hore ee Arsenal  Thierry Henry kaas oo uu ku sheegay laacib ku daysho mudan. Mkhitrayan ayaana sanadkaan kooxda reer England uga soo biiray horyaalka ...

Read More »

Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich oo ka hadlay qandraas kordinta Arjen Robben.

Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka hadlay mustaqbalka laacibka reer Netherlands ee Arjen Robben.   Madaxwayne Karl-Heinz Rummenigge ayaa sheegay in Robben isbuucyada soo aadan gudohooda heshiiska  kordhin loo sameyn doono isla markaana uu kooxda la sii joogi ...

Read More »

Fabio Capello:“C.Ronaldo waa dhaliye heer sare ah laakiin malahan hibada kubadeed ee lionel Messi”

Tababarihii hore ee Real Madrid Fabio Capello ayaa hoos u dhigay tayada laacibka Real Madrid  ee C. Ronaldo.   Isagoo waraysi siinayey majaladda caanka ah ee ka soo baxda dalka Spain ee AS ayuu si maldahan weerar afka ah ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan