Home / 2019 (page 20)

Yearly Archives: 2019

Madax – si ay Shaqaalahooda ugu mahad-celiyaan – Lugaha u dhaqa!

Himilo- Laba mas’uul oo madax ka ah shirkad iibisa walxaha dumarku isku qurxiyaan ayaa sameynaya ficil soo jiidasha leh – kaddib markii la arkay iyaga oo shaqaalaha shirkadahooda – inta biyo nadiif ah lugaha u geliyay – u meyraya; si ...

Read More »

La kulan – Ninka daryeela in ka badan 750 Eeyo ah

Himilo- Markii Sasha Pesic uu sannadkii 2008 samata-bixiyay ey, maanu fileyn inuu sidoo kale samata-bixin doono 1200 – halkaas oo 750 kamid ah ay hadda ku jiraan daryeelkiisa. Warkiisu wuxuu dunida ku baahay sannadkii 2015-ka markii la arkay isaga oo ...

Read More »

Chelsea oo 5 milyan Ginni weydiinaysa kooxdii doonaysa Olivier Giroud

Himilo- Kooxda Chelsea ayaa 5 milyan ginni  ka dhigtay qiimaha ay ku iibanayso weeraryahan Olivier Giroud 33 sanno jirkan ayaa ka danbeeya Tammy Abraham iyo Michy Batshuayi in uu boos joogta ah ka helo Stamford Bridge kadib magacaabistii Frank Lampard, ...

Read More »

Arsenal oo wadahadalo la yeelatay Luis Enrique

Himilo- Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo la yeelatay Luis Enrique iyaga oo isku deyaya in uu noqdo badalka ugu macquulsan ee Unai Emery. Naadiga ka dhisan waqooyiga London ayaa 2-0 looga badiyay sabtidii ciyaartii kooxda Leicester City, natiijadaas ayaa u horseeday ...

Read More »

Wax ka ogow waxyaabaha layaabka leh ee ka mamnuuc ah dalal qaar

Himilo- Dal kasta ayaa la gaar ah dhaqankiisa iyo qaanuunka uu yaalla oo ka soocaya dalalka kale hase ahaatee waxaa jira dalal mamnuucay waxyaabo fudud oo aan loo fileyn. Waxyaabaha qaar  ee la mamnuucay ayaa caadi ka ah inta badan ...

Read More »

10 November- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta

Himilo- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta waxaa dunida looga dabaal deggaa sannad kasta 10 November iyada oo ay hay’adda UNESCO asteysay maalintan sanaddii 2001. Ahmiyadda waxay tahay doorka cilmiga ku yeelan karo bulshada iyo sida loogu baahan yahay in ...

Read More »

Lakulan – 14 Jirka maalin kasta laga qaban jiray wadnaha tan iyo carruurnimadiisa

Himilo- Ma uusan dareemin carruurnimadiisa in uu ka cabanayo xannuun balse hadda ayuu gartay in uu qabo cudur ku dhaca wadnaha oo ku yimaada dhaxal. Dhallaan badan ayaa u dhinta xannuunkan sannadka koowaad ee noloshooda laakiin John Toms ayaa laga ...

Read More »

Juventus oo u dhaqaaqeysa khad dhexe katirsan Roma

Himilo- Kooxda Juventus ayaa isku diyaarineyso qorshe cusub oo ay kula soo wareegeyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee AS Roma Nicolo Zaniolo. 20-sano jirkan ayaa si dhaqso leh u dhisay naftiisa waana  mid ka mid ah ciyaartoyda muhiimka ah ee Stadio ...

Read More »

PSG oo wadahadalo qandaraas kordhin ah la furaysa Kylian Mbappe

Himilo- Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo qandaraas ay la fureyso weeraryahanka Kylian Mbappe. Iyadoo ku guuleystaha Koobka Adduunka uu weli qandaraaskiisa uga harsan yahay labo sano iyo bar, ayaa 20 jirkan waxaa si weyn loola xiriirinayaa inuu ...

Read More »

Jarmalka oo culimada Muslimiinta dul-dhigay shuruud cusub

Himilo- Xukuumadda Jarmalka ayaa go’aansaneysa in culimada Muslimiinta lagu xero shuruud ah inay yaqaanaan afka Jarmalka kahor inta aan loo oggolaan inay dalka soo galaan. Wasaaradda arrimaha gudaha Jarmalka ayaa sheegtay in qorshahan uu culimada diinta ku biirinayo bulshadda islamarkaana ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan