Home / 2019 (page 22)

Yearly Archives: 2019

Guurka Turkida iyo Suuriyaanka oo koror laga dareemayo

Himilo- Warbixin cusub oo uu baahiyay telefishinka TRT ayaa muujisay kororka guurka ka dhaxeeya Turkida iyo Carabta inkastoo ay jiraan culeyso badan. Xogta warbixinta oo laga soo xigtay hay’adda tirakoobyada Turkiga ayaa tilmaamtay sida ragga Turkida ugu janjeeraan guurka ajaanibta ...

Read More »

Real Madrid oo Gareth Bale iyo £ 70m u bandhigaysa Man City

Himilo- Real Madrid ayaa inay isku diyaarineyso inay lacag rikoor ah ugu dhaqaaqdo weeraryahanka Manchester City Raheem Sterling, kaasoo arki doona kooxda heysata Premier League oo loo soo bandhigaya 70 milyan oo ginni iyo Gareth Bale. Sterling wuxuu noqday mid ...

Read More »

Jarmalka oo xusaya sannad guurada 30aad ee burburinta darbigii Berlin

Himilo- Jarmalka ayaa toddobaadkan u dabaal dagaya sannad guurada 30aad ee ka soo wareegtay markii meesha laga saaray darbigii Berlin. Dadka Jarmalka ayaa muddo ka cabanayay dhibaatada darbiga oo dalka u kala qeybiyay labo qeybood; qeybta bari iyo galbeed. Sida ...

Read More »

Lakulan – Ninka haddiyad la guddoonsiiyay ku noqday Milyaneer!

Himilo- Chinmoy Depp Roy ayaa ku guuleystay tikit bakhtiyaa nasiib ah oo ku fadhiya qiimo lacageed oo dhan 1 Milyan oo lacagta Kanada ah. Mr Chinmoy ayaa shidaal ka qaadanayay xarun ku taalla magaalada Saskatoon isaga oo ka iibsaday tikit ...

Read More »

Real Madrid oo dooneysa daafac Arsenal ammaah uga maqan

Himilo- Real Madrid ayaa u aqoonsatay daafaca Saint-Etienne William Saliba inuu yahay saxiix mustaqbalka . Isaga oo horay ugu soo ciyaaray kooxda koowaad ee ka ciyaarta Ligue 1, da’yarka ayaa ogolaaday inuu ku biiro Arsenal ka hor bilowga ololaha xiga. ...

Read More »

Mourinho oo u aqoonsaday Brandon Williams inuu yahay xiddig kooxda koowaad ee Man United

Himilo- Xiddiga kooxda Manchester United ee Brandon Williams ayaa ku dhowaaday in uu guul ku gaaro Old Trafford markii uu Jose Mourinho macalin u ahaa. 19-jirkan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkiisii ugu fiicnaa kadib markii uu ...

Read More »

Maqal- Bar Aqoon-kaal

Read More »

Tottenham oo Andre Onana u aragta beddalka Hugo Lloris

Himilo- Kooxda Tottenham Hotspur ayaa u aqoonsatay goolhayaha kooxda Ajax Andre Onana beddelka ugu haboon ee Hugo Lloris. Onana wuxuu soo maray nidaamka dhalinyarada ee Barcelona ka hor inta uusan ku biirin Ajax, halkaas oo uu in ka badan 150 ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 34aad

Read More »

Falalka dhaca guryaha ee Yurub oo hoos u dhacay

Himilo- Xoggo ka soo baxay machadka tirakoobyada Yurub ee Eurostat ayaa muujiyay hoos u dhaca falalka dhaca guryaha ee dalalka midowga Yurub 24% intii u dhaxaysay 2011 illaa 2017. Tirada falalka dhaca guryaha ee la diiwaan geliyay ayaa lagu sheegay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan