Yearly Archives: 2019
Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 28aad
Real oo iibineysa James Rodriguez iyo Gareth Bale
Himilo- Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso James Rodriguez iyo Gareth Bale si ay ula soo wareegaan weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappe. In kasta oo Los Blancos ay wali sii wadato xiriirinta magacyada ...
Read More »Lampard oo doonayo inuu arko Abraham iyo Tomori oo heshiisyo cusub u saxiixaya Chelsea
Himilo- Tababaraha kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa qirtay inuu doonayo Fikayo Tomori iyo Tammy Abraham inay qalinka ku duugaan heshiisyo cusub oo waqti dheer ah. Markii la siiyay fursado kooxda koowaad ee Lampard, labada xidig ee ka soo qalin-jabiyay da’yarta ...
Read More »Maxaa xiriir ah oo ka dhaxeeya bidaarta iyo saacadaha shaqada?
Himilo- Khubarada caalamka ayaa si joogto ah u baara sababaha bidaarta iyo wadiiqooyinka lagu daweyn karo. Illaa iyo immika, daraasado badan ayaa u tiiriyay bidaarta sababo ku qotoma dhaxal. Balse baarayaal u dhashay Koonfur Kuuriya ayaa xiriir ka dhaxeysiiyay bidaarta ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan Japan
Himilo – Japan waa jamhuuriyad jasiirad ah oo ku taalla bariga Asia. Badka dhulkeeda waa 377,915 km labo-jibbaaran. Waa hoyga 126.8 milyan oo qof. Caasimadda ugu dadka badan uguna wayn waa Tokyo. Lacagta rasmiga ah ee laga isticmaalo waxaa la ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 27aad
Barnamijka Kas-wadaag
Pochettino oo doonaya daafac dambeedka middig ah oo u dhashay England
Himilo- Tottenham Hotspur ayaa u aqoonsatay Max Aarons iyo Nathan Ferguson inay yihiin saxiixyo mustaqbalka dhow ah. Bixitaankii xagaaga ee Kieran Trippier iyo shaki ku saabsan mustaqbalka Serge Aurier ayaa keentay in Spurs ay arrimo ka yeeshaan daafaca dambeedka midig ...
Read More »Pep Guardiola oo doonayay Bernd Leno ka hor ku biiristiisii Arsenal
Himilo- Agaasimaha isboortiga ee kooxda Man City Txiki Begiristain ayaa shaaca ka qaaday in Pep Guardiola uu xiiseynayay inuu la soo wareego goolhaye Bernd Leno sanadkii 2017. Ka dib dhowr qalad oo waaweyn oo uu sameeyay Claudio Bravo intii lagu ...
Read More »