Home / 2020 / January (page 4)

Monthly Archives: January 2020

PSG oo Barcelona kula tartameysa saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang. Kooxda horyaalka Ligue 1 ayaa baadi goobeysa weeraryahan cusub iyada oo Edinson Cavani uu ka tagayo kooxda bishan ama marka ...

Read More »

Lakulan – Gabadha reer Afghanistan ee afkeeda ku sameysa farshaxanka!

Himilo – Rababa Mohammadi  oo ka soo jeeda Afghanistaan ayaa caddeysay in naafanimada aysan aheyn awood la’aan iyada oo afkeeda ku sameysa farshaxan qurux badan. Gabadha 20 jirka ah ayaa sheegtay in uu saameyn ku yeeshay farshaxan ubax ah oo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 67aad

Read More »

Inter Milan oo dib u soo cusbooneysiineysa xiisaha Olivier Giroud

Himilo – Inter Milan ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka kooxda Chelsea Olivier Giroud. Kooxda reer Talyaani ayaa goor sii horreysay la shaaciyay inay ka xiiso dhacday cayaaryahanka qaranka Faransiiska si ay ugu dhaqaaqdo Fernando Llorente kahor dhammaadka ...

Read More »

Maxay tahay sababta haweenay Mareykan ah u iibineyso saygeeda?

Himilo – Haweenay Mareykan ah ayaa shaacisay in saygeeda uu iib yahay oo uu ku fadhiyo qiimo dhan 110 doolar sida laga soo xigtay wargeyska The Sun. Sababta loo beecinayo ninka ayay haweenayda ku sheegtay inay la xiriirto surwaal kamid ...

Read More »

Daraasad: Haweenka ayaa ka adkeysi badan ragga marka la eego cadaadiska shaqooyinka

Himilo -m Marka la joogo shaqada, waxaa jiri kara xaalado adag. Shaqaale badan ayaa dareema walwal ku saabsan sida ay u dabbaraan dhibaatooyinka ku yimaada iyada oo lagu kala duwan yahay rag iyo dumar. Hababka ay adeegsadaan haweenka waxaa kamid ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Raadreeb

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 66aad

Read More »

Arsenal oo u dhaqaaqeysa daafaca Shakhtar Donetsk ee Matviyenko

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay daneynayso daafaca kooxda Shakhtar Donetsk Mykola Matviyenko. Iyada oo uu ka dhaawacan yahay Calum Chambers, Gunners ayaa dooneysa inay xoojiso daafaceeda kahor dhammaadka suuq furanka bishan. Inkasta oo aysan war rasmi ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan