Home / 2020 / June (page 7)

Monthly Archives: June 2020

15 jir baaskiil ku jartay 1200 km si Aabbaha dhalay oo xannuunsan ay ugu celiso hoygiisa

Himilo – Gabar Hindi ah ayaa jartay boqolaal kiilo Mitir iyada oo adeegsaneysa baaskiil si Aabbaheed oo xannuunsan ay dib ugu celiso hoygiisa. Waxaa lagu tilmaamay safar halyeynimo ah oo ay ku badbaadineysay waalidkeed xilli ay taagan tahay xannibaada xannuunka ...

Read More »

Barcelona oo Real Madrid kaga horreysa saxiixa da’yar reer Spain ah

Himilo – Barcelona ayaa kaga horreysa Real Madrid tartanka loogu jiro saxiixa da’yarka Rayo Vallecano Fabian Luzzi sida ay tilmaamayaan warbixinno. 16 jirka ayaan wali u safan kooxda koowaad ee Vallecano laakiin waa uu la tababartay intii lagu guda jiray ...

Read More »

Iiraan: 28 jirrada aan guursan oo laga qaadayo canshuur adag!

Himilo – Dood badan ayaa ka dhalatay hadal uu jeediyay waddaad diimeed u dhashay Iiraan oo ku baaqay in dhallinyarada da’dooda gaartay 28-ka sanno ee aan guursan laga qaado canshuur gaar ah. Hadalka waddaadka Maxamed Idriisii ayaa dhaliyay mowjad carro ...

Read More »

Adam Lallana oo loo kordhinayo qandaraaska uu ku joogo Anfield

Himilo – Adam Lallana ayaa lagu soo waramayaa in uu qalinka ku duugayo heshiis muddo kordhin wakhtigiisa gaaban yahay oo uu Liverpool kula sii joogayo illaa dhammaadka xilli cayaareedkan. 32 jirka ayaa dhaliyay 22 gool 178 kulan oo uu u ...

Read More »

Wax ka ogow haweenka ugu hantida badan caalamka

Himilo – Haweenka waxay matalaan kala bar dadka caalamka hase ahaatee kama dhigna tiradan sida haweenka ku yihiin suuqa shaqada ama liiska maalqabeenada caalamka. Sidaasi oo ay tahay, waxaa jira haween tiro yar oo lagu tiriyo maalqabeenada dunida, waxaana liiska ...

Read More »

Dybala oo ka hadlay kooxda uu ku biiri karo

Himilo – Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala ayaa qiray in uu jeclaan lahaa in uu ka barbar cayaaro laacibka kooxda Barcelona. 26 jirka ayaa boos joogta ah ka heysta kooxda Juventus ee tababare Maurizio Sarri kaddib markii uu ku dhawaaday in ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kaswadaag

Read More »

Sheekada qoyskii – 30 sanno kaddib – dib ula midoobay wiilkooda

Himilo – 34 jir isaga oo yar laga iibsaday qoys aan ilmo dhalin oo ku nool 1,000 fogaan u jirta degmadii uu ku dhashay ayaa dib ula midoobaya labadiisa waalid kuwaas oo aan marnaba ka quusan raadintiisa. Mao Yin wuxuu ...

Read More »

Leicester City oo lacag rikoor ah ku dalbaneysa Ben Chilwell

Himilo – Leicester City ayaa lacag rikoor ah ku dooneysa cayaaryahanka ay xiiseynayso Chelsea ee Ben Chilwell sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxay. Cayaaryahanka reer England ayaa la rumeysan yahay in uu diiradda u saaran yahay kooxda Blues marka ay ...

Read More »

8 June- Maalinta caalamiga ee badweynta

Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992  shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan