Home / 2020 / October / 04

Daily Archives: October 4, 2020

WHO: Waqtiga ugu wanaagsan ee laga hortagi karo soo laba kacleynta Corona waa hadda.

Himilo – COVID-19 ma noqon doono xaaladdii caafimaad ee ugu danbeeyay ee soo marta caalamka, waxaase loo baahan yahay in dunidu iska kaashato diyaargarow deg deg ah oo la sameeyo, sidaasi waxaa leh WHO. Cuduradii horey uga dillaacay caalamka, waxey ...

Read More »

Arsenal oo isha ku heysa soo qaadashada Jorginho

Himilo – Sida ay ku warameyso Goal.Com, Arsenal ayaa diiradda saartay soo qaadashada khadka dhexe Chelsea ee Jorginho, kaddib markii ay seegeen xiddiga Lyon,  Houssem Aouar. Arsenal ayaa lala xiriirinayay soo qaadashada Aouar suuqa xagaagan iyaga oo ku dalbaday €35 ...

Read More »

Serif Velic: Ninka aaska u sameeyay gurigiisii burburay

Himilo – Serif Velic, oo kasoo jeeda muslimiinta Bosnia waxa uu ahaa shaqaale warshad biraha soo saarta, markii uu guri yar oo uu ku noolaado ka dhistay xaafadiisii Kevljani sanadkii 1974-kii. Nasiib darrase gurigiisii waxa uu ka mid noqday kumanaan ...

Read More »

Rooney: Man Utd waa in ay 100 milyan ku iibsadaan Kane iskana illaawaan Sancho

Himilo – Xiddigii hore Red Devils ayaa kooxdiisa ku dhaleeceeyay in ay diiradda saareen saxiix qaldan suuqa kala iibsiga xagaagan. Wayne Rooney ayaa rumeysan in Manchester United u wanaagsanaan laheyd in lacagaha badan ee £100 milyan ah ay ku bixiyaan ...

Read More »

Samafale shaqaaleysiiya dadka naadafada ka ah maqalka

Himilo – Uwe Brutzer, milkiilaha foorno lagu dubo rootiga oo ku taalla bartamaha Shiinaha, ayaa shaqo abuur u sameeya dadka naafada ka ah maqalka, go’aankaas oo ay adag tahay in dadka badankii ku dhiiradaan. Samafale brutzer, ayaa isaga iyo xaaskiisa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan