Home / 2020 / November / 09

Daily Archives: November 9, 2020

Covid-19: In ka badan 45-kun oo ruux ayuu ku dilay Africa

Himilo – Waxaa korortay tirada dadka ugu geeriyoonaya feyruska Karona qaaradda Africa, iyada oo gaartay 45,282 ruux, sida ay shaacisay xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cududrada ee Africa. Sida lagu sheegay xogta CDC, dad ka badan hal milyan iyo 881-kun ...

Read More »

Liverpool oo beddelka Mohamed Salah ka doonatay Real Madrid

Himilo – Liverpool ayaa lagu warramayaa in ay isha ku hayso u dhaqaaqitaanka  Rodrygo kaasi oo ka tirsan Real Madrid si ay beddel macquul ugu dhigaan Mohamed Salah. Laacibka qaranka Egypt ayaa saameyn wanaagsan ku lahaa kooxda tan iyo markii ...

Read More »

Juventus oo iska iibineysa Cristiano Ronaldo

Himilo – Juventus ayaa la werinayaa in ay u baahan tahay iibinta  Cristiano Ronaldo inta lagu guda jiro xagaaga marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Laacibka reer Portugal oo u riyaaqay laba sano iyo bar oo uu ku qarash garreeyay ...

Read More »

12-jir xirfaddiisa ku caawiya bulshada

Himilo – Qof waliba oo bulshada ka mid ah waxa uu kaalin ka qaadan karaa caawinta iyo samatabixinta mujtamaca da’ iyo darajo waliba oo uu yahay. Tommy Rhomberg oo ah 12-jir, ayaa waxaa duufaan ku dhufatay gobolka uu nool yahay ...

Read More »

Loungi: Ninkii dhulka oomanaha ahaa u rogay aaran

Himilo – Dadka raacdada ugu jiro ka dhabeynta riyooyinka adag, waxey dadku badi ku tilmaamaan inay yara waalan yihiin, si la mida Luango oo ku nool degamada abaaruhu la degeen ee Gaya ee bariga Hindiya. Loungi Bhuiya, waxa uu billaabay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan