Himilo – Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay u bandhigeyso ciyaaryahanka Tahith Chong qandaraas 5 sanno ah iyada oo rajeynaysa inay la saxiixto laacibka si ay uga adkaato kooxaha Barcelona iyo Juventus oo doonaya. 20 jirka ayaa toddobo kulan ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Sidee Robot-yada mustaqbalka u saameyn doonaan shaqooyinka bini-aadamka?
Himilo – Robot – aaladda caaqilka ee gacan ku sameyska – waa mid loo adeegsado wax soo saarka, howlgallada badbaadinta iyo milatariga, iyada oo ay hadda adeegsadaan shirkadaha waa weyn taasi oo sababtay in dadyow badanni ay lasoo deristo shaqo ...
Read More »Man United oo u dhaqaaqi karta Krzysztof Piatek
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqi karto weeraryahanka kooxda AC Milan Krzysztof Piatek. Ciyaaryahanka qaranka Poland oo sidoo kale lala xiriiriyay Tottenham Hotspur ayaa dhaliyay shan gool 19 kulan oo uu u saftay kooxda reer ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 65aad
Sri Lanka oo ku guuldareysatay inay kulmiso mataanayaasha ugu badan
Himilo – Sri Lanka ayaa ku guuldareysatay inay jabiso rikoorka caalamiga ee lagu kulmiyo mataanayaasha ugu badan caalamka sida warbaahinta dalkaasi laga soo xigtay. Mataanayaasha ugu badan ayaa la qorsheynayay in lagu kulmiyo goob ku taalla caasimadda Colombo balse waxaa ...
Read More »Maxaa ka taqaan eyga ugu caansan bogga Instagram-ka?
Himilo – Dadka adeegsada baraha bulshada ayaa si weyn uga falceliyay sawirrada eyga Winnie oo kamid noqday xayawaannada ugu caansan baraha bulshada sabab la xiriirta quruxdiisa soo-jiidashada leh. Sida uu qoray wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska, Winnie ayaa soo jiitay ...
Read More »Mbappe oo qiimeynaya mustaqbalkiisa PSG dhammaadka xilli cayaareedkan
Himilo – Kylian Mbappe ayaa tilmaamay in uu qiimeyn doono mustaqbalkiisa kooxda Paris Saint-Germain dhammaadka xilli cayaareedkan. Liverpool iyo Real Madrid ayaa lala xiriiriyay ciyaaryahanka laakiin waxaa la rumeysan yahay in 21 jirka uu hadda daneynayo in uu macno ka ...
Read More »Sri Lanka oo lagu qabtay nin boorso ku dhoofinayay 200 dib-qalooc
Himilo – Maamulka garoon ku yaalla Sri Lanka ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay Shiinaha oo boorso ku dhoofinayay 200 dib-qalooc nool. Afhayeen u hadlay waaxda canshuuraha Sri Lanka Sunil Jayarathna ayaa u sheegay shabakadda CNN-ka in ninka uu ...
Read More »Haweenayda ugu timaha dhaadheer caalamka oo mar kale difaacatay rikoorkeeda
Himilo – Nilanshi Patel oo ka soo jeeda dalka Hindiya ayaa ku guuleysatay inay difaacato rikoorka ah haweenayda ugu timaha dhaadheer caalamka. Dhirirka timaha gabadha 17 jirka ah ayaa lagu sheegay 17 sentimitir iyada oo heysatay rikoorkan tan iyo sannadkii ...
Read More »
Radio Himilo
