Home / 2020 (page 116)

Yearly Archives: 2020

Qofka ugu da’da weyn dunida oo u dabaal degtay dhalashadeeda 117aad

Himilo – Kane Tanaka ayaa difaacatay kaalinta ah inay tahay qofka ugu da’da weyn caalamka kaddib markii loo dhigay xafladeeda dhalashada 117aad oo ka dhacday koonfurta Jabaan. Muuqaallo uu baahiyay telefishinka Jabaan ayaa muujiyay Tanaka oo u dabaal degaysa dhalashadeeda ...

Read More »

Arsenal oo diiday dalab Roma ay si rasmi ah kula wareegayso Mkhitaryan

Himilo- Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab uga yimid Roma oo la xiriira ciyaaryahanka Henrikh Mkhitaryan sida ay qortay Forza Roma. Roma ayaa dooneysa inay Mkhitaryan kula wareegto heshiis joogta ah suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka reer Armenia ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 51aad

Read More »

Goorma ayay habboon tahay in la bilaabo nadaafadda ilkaha carruurta?

Himilo – Johanna Cante oo ah khabiir caafimaad ayaa ku boorisay waalidiinta inay ku dadaalaan nadaafadda ilkaha carruurtooda durba markay u soo baxaan iyaga oo adeegsanaya qalabka habboon. Ms Johanna oo ah madaxa midowga dhaqaatiirta Ilkaha ee Jarmalka ayaa sheegtay ...

Read More »

Malaysia: Aroosad gaadiidka Ambulance-ta lagu geeyay xafladeeda!

Himilo – Gabar kasta oo galaysa aroos ayaa jecel in maalinteeda noqoto mid gaar ah oo la xusuusto sannado. Haween badan ayaa doortay ficillo soo jiidasho leh oo ay sameeyeen arooskooda laakiin gabar reer Malaysia ayaa go’aansatay inay arooskeeda ka ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 50aad

Read More »

West Ham United oo u dagaalameysa Kalidou Koulibaly

Himilo-m Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa inay dadaal ugu jirto saxiixa difaaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly. Ciyaaryahanka 28 jirka ah oo in muddo lala xiriirinayay in uu dhaqaaqi karo horyaalka Ingiriiska ayaa noqday mid kamid ah difaacyada ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan 10-ka dal ee ugu isticmaalka badan qaxwada

Himilo – Asal ahaan, qaxwada ayaa la tilmaamaa inay ka soo bilaabatay Yeman qarnigii 15aad iyadoo intaa kaddib ku faaftay caalamka intiisa kale. Waxaa xiiseeya dad badan oo si maalinle ah u joogteeya. Haddaba bogga Worldatlas ayaa qoray 10-ka dal ...

Read More »

Solskjaer “Paul Pogba kama tagi doono Man United bisha Janaayo.”

Himilo – Tababaraha kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku adkeystay in Paul Pogba uusan ka tagi doonin kooxda suuq furanka bishan Janaayo. Ciyaaryahanka reer Farance ayaa si weyn loo hadal-hayay in uu bixi karo suuq furankan kaddib markii ...

Read More »

Maxaa furriinka ku badiyay magaalada Qom ee dalka Iiraan?

Himilo- Magaalada Qom ee dalka Iiraan ayaa laga soo wariyay furriinkii ugu sarreeyay sannadkii 2016-ka hase ahaatee waxay hadda wajaheysaa musiibo kale oo heysata haweenka magaalada. Qom oo dhacda koonfurta Tehran ayaa laga soo calaameeyay heerkii ugu sareeyay ee isticmaalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan