Home / 2020 (page 85)

Yearly Archives: 2020

22 Maarso: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo – 22 bisha Maarso sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn, taas oo ...

Read More »

Luka Jovic oo loo bandhigayo Chelsea iyo Tottenham

Himilo – Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay ku farraxsan tahay inay fasaxdo weeraryahankeeda Luka Jovic suuq furanka xagaaga. Inkasta oo Jovic u diyaar garoobayay in uu ka tago garoonka Bernabeu xagaaga kaddib markii uu ku lug yeeshay keliya ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Thomas Meunier oo ku biiraya Borussia Dortmund

Himilo – Daafac dhexe ee kooxda PSG Thomas Meunier ayaa oggolaaday in uu ku biiro Borussia Dortmund heshiis ku kacaya £45m Milyan xagaaga. Qandaraaska 28 jirka ee Parc des Princes ayaa dhacaya xagaaga iyada oo aan laga wada hadlin muddo ...

Read More »

21 Maarso: Maalinta caalamiga ee Keymaha

Himilo -Goob  tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku socda ...

Read More »

21 Maarso- Maalinta Caalamiga ee Gabayga

Himilo – Dadka qaar waxay gabayga u arkaan erayo iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka – qaab isku keeni ...

Read More »

Man United iyo Man City oo ku dagaalamaya Saul Niguez

Himilo – Manchester United iyo Man City ayaa lagu soo waramayaa inay dalabaad u dirayaan khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Saul Niguez dhammaadka 2020-ka. Si kasta, inkasta oo qandaraaska laacibka reer Spain uu ku egyahay 2026-ka, haddana waxaa la ...

Read More »

Muxuu Juan Mata ka yiri Bruno Fernandes?

Himilo – Khadka dhexe ee Manchester United Juan Mata ayaa sheegay in uu ku farraxsan yahay in uu ka garab cayaaro Bruno Fernandes sabab la xiriirta inay leeyihiin qaab-cayaareed isku mid ah. Fernandes ayaa la rumeysan yahay in uu raad ...

Read More »

Nuucyada dhiigga; Yaa u nugul caabuqa Corona?

Himilo – Baarayaal ku nool Shiinaha ayaa daaha ka qaaday  in nuucyada dhiigga ay kaalin ku lahaan karaan fursadda qofka uu ku qaadi karo caabuqa Corona. Marka la fiiriyo natiijadda baaritaanka laga sameeyay magaalada Wuhan oo ah halkii uu ka ...

Read More »

Real Madrid oo Barcelona kula tartameysa Aubameyang

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo warmayaa inay Barcelona kula tartameyso saxiixa kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang. Qandaraaska 30 jirka ee garoonka Emirates ayaa dhacaya xagaaga soo socda, waxaana si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo garoonka La ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan