Home / 2021 / July (page 5)

Monthly Archives: July 2021

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 6aad

Read More »

Giroud Oo Ku Dhow Ku Biiritaanka Milan

Himilo – Milan waxa ay qarka u saaran tahay inay xirto heshiis ay kula jirto Chelsea oo ku aadan Olivier Giroud oo ku biiraya San Siro. Sky Sport Italia ayaa warinaya in laacibka reer France uu ku dhow yahay inuu ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 5aad

Read More »

India: Wiil lagu qalay oo laga saaray 82 ilig oo dheeraad ah

Himilo – Wiil dhalinyaro ah oo ka soo jeeda gobolka Bihar ee koonfurta India ayaa galay qalliin qaatay saddax saacadood kaas oo looga saaray 82 ilig oo dheeraad ah. Marka laga hadlayo Bani aadamka kuwa gaan gaarka ah waxay ilkahoodu ...

Read More »

Meesha ugu fiican ee Dameerka lagu dhaqdo!

Himilo  — Halkan waxaa la dhihi karaa waa goobta qura ee dunida kamid ah ee aad looga weyneeyo laguna dabaal-dego wax ku oolnimada Gamaanka la rarto. Kusoo dhawow tartanka Dameeraha oo halkan si joogto ah uga qabsoomaba gu’giiba marba. Waxaana ...

Read More »

Bayern Munichoo dooneysa weeraryahanka Federico Chiesa

Himilo – Tababaraha Bayern Munich Julian Nagelsmann ayaa la dhacsan weeraryahanka Juventus Federico Chiesa, sida lagu sheegay warbixin. 23 jirkaan ayaa door muhiim ah ka ciyaaray intii lagu guda jiray orodkii Italy ee hanashada Euro 2020, waxaana uu soo bandhigay ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 4aad

Read More »

Dani Ceballos oo diiday inuu meesha ka saaro ku laabashada Premier League

Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu ku laabanayo Premier League isagoo labo sano amaah kula soo qaatay Arsenal. Xiddiga reer Spain ayaa ku soo laabtay Emirates xilli ciyaareedkii 2020-21 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan