Home / 2021 / July (page 8)

Monthly Archives: July 2021

Xiddiga West Ham Felipe Anderson oo wadahadal kula jira Koox reer Italy ah

Himilo – Xiddiga garabka uga ciyaara West Ham United Felipe Anderson ayaa wadahadal kula jiro Lazio si uu si joogta ah ugu laabto kooxda ka dhisan Serie A. 28 jirkaan ayaa u ciyaaray West Ham xilli ciyaareedkii 2018-19 ee Premier ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka

Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 123aad

Read More »

Soomaalinimadu weli waa sideedii!

Himilo – Kahor 1991-kii, aalaaba sannad kasta marka la gaaro maanta oo kale waxaa dalka oo dhan laga xusi jiray munaasabadda 1da Luulyo. Laakiin, 30-kii sano ee lasoo dhaafay, muqaalkaaasi dalka oo dhan kuma wada koobmin. Wuxuu kaliya ku harsanaa ...

Read More »

Waa kuma xiddiga saxiixa ugu horreeya u noqonaya Arteta ee Nuno Tavares

Himilo – Daafaca bidix ee Benfica Nuno Tavares ayaa  ku dhow inuu noqdo Mikel Arteta saxiixii ugu horeeyay ee xagaaga ee Arsenal. Heshiis ayaa la sheegay inay wada gaareen labada naadi oo 21-jirka ah inuu u dhaqaaqo woqooyiga London iyadoo ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 122aad

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan