Himilo – Ugu yaraantii 2.8 milyan oo ruux ayaa sanadkii caalamka ugu dhinta xaalado ka dhashay cayilka xad dhaafka ah ee afka qalaad lagu yiraahdo Obesity, sida ku dhigan mareegta WHO. Dadkan badigood waxey ku nool yihiin dalalka dhaqaalahoodu xooggan ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Xaqiiqooyin ku saabsan webiga Nile
Himilo – Nile keliya ma ahan webiga ugu dheer Africa sidoo kale waa wabiga ugu dheer caalamka. Dhererkiiua wuxuu gaarayaa 4,000 oo miles, webigani waxa uu muhiim u yahay Africa kumanaan sanno illaa iyo maanta Halkee ayuu dhacaa wabiga Nile? ...
Read More »Maxaad ka ogtahay ciyaaryahano kubbadda cagta ah oo guursaday gabdho ciyaartoy ah
Himilo – Maahmaahdii hore waxay tiraahdaa ha ku darin ganacsiga iyo raaxaysi – laakiin ciyaartoy badan oo kubbadda cagta ah ayaa taas iska indhatiray sannado badan. In kasta oo laga yaabo in aanay iska hor imanayn, haddana ciyaartoyda ragga ah ...
Read More »Shan ciyaartoy oo xirfadoodii baabi’iyay kadib markii ay China ugu guureen lacag aad u badan
Himilo – Hal mar, waxay u muuqatay in dhammaan xiddigaha kubbadda cagta ugu sarreeya ay aad ugu dhowdahay inay ku biiraan koox ka dhisan Shiinaha sidii ay ugu dhaqaaqeen Premier League, La Liga ama Seri A. 2016 naadiyadii ka koobnaa ...
Read More »Telefishin u gaar ah Eyda oo hawada soo galaya
Himilo – Telefishinka Eyga, waa warbaahin cusub oo ka shaqo billowday waddanka UK isla markaana loo gaar yeelay afar lugoodlaha la rabbaayadeysto. Hirgelinta muuqaal baahiyahan waxay timid kadib saddex sano oo la waday cilmi baaris cilmiyeed oo lagu tijaabinayay waxyaabaha ...
Read More »7 ciyaartoy oo noqday siyaasiyiin ka dib ka fariisashadoodii ciyaaraha
Himilo – Marka ciyaartoyda kubbadda cagta ay doortaan inay joojiyaan maalmahooda ciyaaraha, waxaa jira doorashooyin badan oo ay heli karaan si ay ugu dhaqaaqaan xirfaddooda xigta. Inta badan ciyaartoyda ciyaarta casrigan waxay eegi doonaan inay noqdaan khabiir telefishan ama inay ...
Read More »Ma xiran lahayd Suudh ka samaysan timaha shaaribaha ragga ?
Himilo – Iyada oo qayb ka ah Movember-ka sanadkan, astaanta dharka ragga ee Australiyaanka ah ee Politix waxay la midowday farshaxan-yaqaanka Pamela Kleeman-Passi si ay u abuurto suudh u gaar ah iyadoo la isticmaalayo timaha shaarubaha ragga. Movember waa dhacdo ...
Read More »Xiddigaha ugu qiimaha badan ee seegi doona koobka adduunka 2022
Himilo – Iyadoo koobka adduunka uu soo dhawaaday ciyaartoyda kubbadda cagta qaar badan ayaa ku faraxsan joogitaankooda sanadka soo socda ee tartanka. Nasiib darro, Ciyaartoyda ugu qiimaha badan sida la og yahay waxa ay seegi doonaan koobka aaduunka 2022. Taageerayaasha ...
Read More »Koofurta Kuuriya: Mustaqbalka ardayda oo ku xiran inay ka gudbaan Imtixaanka iskuulka
Himilo – Ardayda ku nool dalka koofur kuuriya ee soo gabagabeeya 12-kii sano ee waxbarashada aasaasiga ah, waxey u fariisanayaa imtixaanka aqbalaadda Koleejka. Suneung waa mid aad u adag waxa uuna soconayaa siddeed saacadood. Xaalku waa uu adag yahay, ardayduna ...
Read More »Wax ka ogow laacibiin reer Koonfur Ameerika ah oo weli ka ciyaara qaaradooda
Himilo – Ciyaartoyda South America ayaa lagu qasbay inay u soo baxaan adduunka si ay u gaaraan Yurub haddii ay rabaan inay si wanaagsan uga faa’iideystaan xirfadahooda. Ilaa inta ay dalalkoodu soo saaraan xirfado kubbada cagta oo cajiib ah, ciyaaraha ...
Read More »
Radio Himilo
