Home / 2021 (page 90)

Yearly Archives: 2021

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 2aad

Read More »

Maxaa laga og-yahay Doorka Dhaqaatiirta Shisheeye ee Dalka ku sugan?!

Himilo — Dhinaca togan oo tusaale nool u ah sida dalkani tagtadii ragaadisay uu uga soo kabanayo waxaa laga fahmi karaa kororka tirada dhaqaatiirta ajaaniibta ah ee dalka ku sugan kuwaas oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay qeyb ka ahaa ...

Read More »

Klopp oo ka xanaaqay guddiga Liverpool ee diiday saxiixa 100M

Himilo – Jurgen Klopp ayaa ka careysan madaxda Liverpool ee diidan inay la soo saxiixdaan daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly bishi January. Liverpool ’dalabkeedii ahaa inay difaacato horyaalkeeda Premier League ayaa si weyn u saameysay horaantii xilli ciyaareedkaan markii ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 1aad

Read More »

Taariikhda iyo Wax-ku-oolnimada Hidde-sidaha DNA

Himilo— Duni tuhunka iyo dhayalsiga xaqiiqooyinka ay mararka qaar halis iyo sumcad-dil ku keeni karaan nolosha iyo sirooyinka ka dhaxeeya qoysaska ama laba wada dhashay, hidde-siduhu wuxuu noqonayaa midka ugu habboon iyo toobiyaha saxda ah ee lagu kala ogaan karo ...

Read More »

William Saliba oo weerar ku qaaday tababaraha Arsenal Mikel Arteta

Himilo – Daafaca Arsenal William Saliba ayaa sheegay inuu haatan dareemayo inuu ka mid yahay koox ka dib markii uu si dhaqso leh ula qabsaday intii uu amaahda ku joogay Nice. Markii laga reebay loolankii garoonka Emirates Stadium, Saliba ayaa ...

Read More »

Carwo ku taalla Texas oo raadineysa tuke ka baxsaday

Himilo – Carwo Texas ku taalla waxay dadweynaha weydiisanaysaa inay la baadi goobaan tuke ka fakaday xarunta intii ay socdeen kulamadii lagu tababarayay. War ka soo baxay carwada Dallas ayaa lagu sheegay in tukaha la carbinayay balse hawsha oo socota ...

Read More »

Marc Albrighton: ‘Leicester waxay u dagaallameysaa seddex koob’

Himilo – Marc Albrighton wuxuu rumeysan yahay in Leicester ay si buuxda ugu tiirsan tahay inay ceyrsato seddex koob. Foxes ayaa ku jirta kaalinta seddexaad ee Premier League ka dib kulankii Axadii ee 0-0 ku dhamaaday ee Wolves. Waxay sidoo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

La kulan: Nin kabo la’aan baraf ku dul ordayay ku dhaawad labo saac

Himilo – Inaad baraf ku dul orodo adigoo cago cad (Kabo la’) ma aha hawl fudud, ka miro dhalinteeda waxay u baahan tahay wakhti dheeraad ah iyo dhiiranaan joogto ah. Orodyahan u dhashay Norway ayay u dhabowday riyo uu lahaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan