Himilo – Aoife Ni Niocaill waa gabar yar oo ku nool degaanka Waterford oo ka tirsan Ireland. kubad ay lahayd ayaa ka luntay. Baadideeda waxaa laga helay Llanrhystud oo u jirta 124 Maayl kana tirsan Wales. Kubadda waxaa heshay oo ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
Manchester United oo u dhaqaaqday laacib ka tirsan Benfica
Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Benfica daafacooda ee Nuno Tavares. 20 sanno jirkaan ayaa tan iyo markii uu kooxda koobaad u saftay kulankiisii ugu horreeyay u ciyaaray 33 kulan oo ay ku jiraan ...
Read More »Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan Barcelona
Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu warramayaa in ay u dhaqaaqayso laacibka kooxda Barcelona daafaca ugu ciyaara ee Emerson. 22 sano jirkaan ayaa si amaah ugu ciyaaraya naadiga Real Betis, isaga oo halkaasi saameyn wanaagsan ku yeeshay waxa uu dhaliyay ...
Read More »Haweeney maxkamad u tageysa xaqiijinta inay nooshahay!
Himilo – Haweeney ku sugan faransiiska, waxay isku dayaysay inay dunida u caddeyso saddex sano inay nooshahay kaddib markii sannadkii 2017 la shaaciyay inay dhimatay. Jeanne Pouchain oo 58 jir ah waxay sheegtay inay ku sugneyd cabsi joogto ah, waxay ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Liverpool iyo Tottenham Hotspur oo ku dagaalamaya xiddig ka tirsan Inter Milan
Himilo – Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu warramayaa in ay daneynayaan laacibka kooxda Inter Milan khadka dhexe ugu ciyaara ee Nicolo Barella. Sida uu werinayo warsidaha reer Italian ee Calciomercato, kooxaha Premier League ayaa xiisa u haya xiddigan Barella. ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
La kulan: Ninkii 72 mas qol kula jiray 72 saacadood
Himilo — Neelam Kumar Khaire, oo ah aqoonyahan ku gaaroobay baxaalliga iyo dhaqanka masaska iyo xamaalatada, wuxuu heystaa rikoor aan jebin. Isaga oo da’yar ayuu 72 saacadood oo xiriir ah wuxuu xero kula jiray 72 masas ah. Wuxuu caddeeyey in ...
Read More »Danny Drinkwater oo ka tegaya Chelsea
Himilo – Chelsea ayaa xaqiijisay in Danny Drinkwater uu si amaah ah ugu biiray kooxda reer Turkey ee Kasimpasa ilaa laga gaarayo dhammaadka fasalkan. Daafaca qaranka England ee Drinkwater ayaa Chelsea kaga soo biiray Leicester qiimo dhan £35million xagaagii 2017, ...
Read More »
Radio Himilo
