Home / 2022 (page 16)

Yearly Archives: 2022

Habdho dhaqaale fiican ka sameeya digaag ay ku xannaaneeyaan Muqdisho

Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan. Habladhan dhalinyada ah waxay ku soo barbaareen dalka burburkii kadib. Heerkooda koobaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay barteen cilmiga xannaanadaha ...

Read More »

29 August – Maalinta caalamiga ah ee ka-dhanka-ah tijaabada Nuclear-ka

Himilo – Tan iyo marki la sameeyay tijaabadii ugu horreysay ee hubka sida darran wax u baabi’iya ee nukliyeerka bishii luulyosanadkii 1945-kii, in ka badan 2000 oo tijaabo ah ayay dowladuhu sameeyeen, waana xagal laga qiimeyn karo xowliga uu u ...

Read More »

Markuu da’o maxaa u sawirma shacabka Muqdisho

Himilo – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqi doonta la soo wareegidda Jude Bellingham

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay soo bandhigtay qorshaheeda ku aadan saxiixa Jude Bellingham oo ka tirsan Borussia Dortmund. Reds ayaa ku dhibtooneysay seddexdii kulan ee furitaanka, iyagoo helay labo dhibcood ka hor inta aysan 2-1 kaga badin ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Manchester United oo dib u soo celinaysa xiisaha Memphis Depay

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsaneyso inay dib u soo ceshato xiisaha ay u qabto weeraryahanka Barcelona Memphis Depay. Maalmihii la soo dhaafay, United ayaa u muuqatay mid suuqa kala iibsiga weli ku jirta kadib ...

Read More »

Maalinta Caalamiga Xusuusashada Ganacsiga Addoonsiga iyo Ciribtirkiisa

Himilo – Habeenkii ay taariikhdu ku beegneyd 22-ka ilaa 23 Agoosto sanandkii 1791 gudaha Santo Domingo oo maanta la yiraahdo Jamhuuriyadda Haiti waxaa ka billowday kacdoon adag oo door weyn ka qaadanayay ciribtirka ganacsigii addoonsiga ee ka jiray dalalka kulaala ...

Read More »

22 August – Maalinta caalamiga ah ee xasuusashada dhibbanayaasha rabshada ka dhanka ah

Himilo – Markii aadamuhu billaabay inay ka haajiraan dalalkooda iyo degaanada ay ku dhasheen si ay u helaan nolol dhaanta middii ay ku heysteen dhulalkooda, waxey u tageen bulshooyin ka dhaqan, hab fikir, hab maamul, mararka qaarna ka diin duwan. ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan