Home / 2022 (page 19)

Yearly Archives: 2022

Muqdisho oo la keenay qalab carruurta ku caawinaya fahanka nolosha

Barayaal wax ka dhiga jaamacadaha magaalada Muqdisho oo isku bahaystay inay horumariyaan waxbarashada carruurta ayaa bishii March ee 2022 keenay qalab ardayda dhigta xannaanooyinka iyo iskuulada hoose ka caawiya fahanka casharrada. Agabkan oo leh qeyb kala duwan oo halxiraalayaal ah ...

Read More »

Bournemouth oo dooneysa inay lasoo wareegto goolhayaha Barcelona Neto

Himilo – Bournemouth ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay goolhayaha Barcelona Neto inuu yahay saxiix macquul ah xagaaga. Damaca kooxda ayaa yimid markii ay dib ugu soo laabteen Premier League, Cherries ayaa haatan isku diyaarineysa kulankooda furitaanka xilli ciyaareedka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Dunida oo laga xusayo toddobaadka wacyi gelinta naas-nuujinta

Himilo – In ka badan 120 dal oo adduunka ah ayaa looga debbaal degaa toddobaadka Naas-nuujinta oo socda inta u dhaxeysa kowda illaa toddobada bisha agoosto sanad waliba, waxa la booriyaa nuujinta iyo kobcinta dhallaanka dunida hab caafimaad leh. Taariikha ...

Read More »

Xavi sidee ayuu u arkaa bandhigga Robert Lewandowski?

Himilo – Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa shaaca ka qaaday in uusan ka walaacsanayn gaabiska uu Robert Lewandowski ku bilowday waayihiisa kooxda Catalan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Poland ayaa dhalin wax gool ah saddexdii kulan  ee uu u saftay ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 226aad

Read More »

Dadka aragga la’ oo loo helay kabo ka caawinaya socodka

Himilo – Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo dadka araga la’ ka caawinaya inay ka hortagaan ama ka joogsadaan halisaha kusoo fool leh marka ay soconayaan. ...

Read More »

Muqdisho oo laga sameeyay olole dadka looga wacyi-gelinayay cudurka Cagaarshowga

Himilo – Cagaarshowgu waa mushkilad caafimaad oo ay wajahayaan bulsha weynta dunida, si la mid ah xanuunnada kale ee aanan lagu guulleysan in laga cirribtiro caalamka. Inkasta oo uu leeyahay illaa shan nooc oo kala ah A, B, C, D ...

Read More »

Juventus oo aad ugu dhow saxiixa Roberto Firmino

Himilo – Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay aad ugu dhowdahay inay dhamaystirto saxiixa weeraryahanka Liverpool ee Roberto Firmino. Massimiliano Allegri ayaa doonaya inuu ku xoojiyo weerarka kooxda. Juve ayaa Firmino u aqoonsatay bartilmaameed kale oo muhiim u ah naadiga. ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 225aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan