Ibrahim Xasan Cabdulle oo 90 jir ah, ayaa ku shaqeysta Gaari gacan kaas oo uu noloshiisa ka dabarayay 25kii sano ee la soo dhaafay. Ibrahim waxaa uu la daalaa dhacayaa duruufo nololeed oo xanuun badan,waxaana ka mid ah in uusan ...
Read More »Yearly Archives: 2023
Man City ma waxa ay u socotaa saddex Koob?
Kooxda Manchester City ayaa xilli ciyaareedkan hanatay laba ka mid ah saddex Koob oo ay u tartameysay,waxaana xalay ay ku guuleystay Koobka ugu faca weyn Kubadda Cagta ee FA-ga Ingiriiska. Kulankii xalay waxaa ay laba iyo hal uga badisay kooxda ...
Read More »63 jir, Jaamacad la dhameynaya Carruur uu Awoowe u noqon karo,Daawo
Maxamed Ibrahim Duqow; oo 63 jir ah ayaa subax walba soo xaadira fasal ka mid ah kuwa Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed,waxaana uu wax la bartaa Ardeyda Fasalka oo uu Awoowe u noqon karo. Waxaa uu sheegay in Geeddiga Waxbarashada uusan ahayn ...
Read More »Uefa oo tallaabo ka qaadeysa Jose Mourinho:
Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee Uefa ayaa weydiistay garsoorihii ciyaartii Saville iyo Roma in uu soo gudbiyo warbixinta la xiriirta Jose si tallaabo looga qaado. Macallinka ayaa lagu eedeeyay in uu ciyaarta kaddib Garsoorayaasha uga hortagay meesha Gawaarida lagu ...
Read More »Todobaad kaddib waa sidee Bajaajlayaasha fuliyay amarka A iyo B?, Daawo
Dowladda Soomaaliya ayaa 25kii Bisha Muqdisho ka dhaqangelisay amar Dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta loogu kala sameeyay A iyo B oo midba maalin shaqeyneyso. Hadal heyn ayey arrinkan ka dhex abuurtay bulshada Muqdisho, sida Gaadiidleyda, dad weynaha Rakaab ahaan u ...
Read More »Bar Todobaadka Dadka iyo Dalka, dhegeysi
Barnaamijka Todobaadka Dadka iyo Dalka .
Read More »Madaxda Caalamka ee u hambalyeeyay Erdogan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyey dalalka Afrika oo u hambalyeeyo Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan. Qoraal la soo dhigay Baraha Bulshada ayuu waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku yiri: “Waxay markhaati run ah u ...
Read More »Barnaamijka Kas-wadaag,dhegeysi
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.
Read More »Doorashada ku celiska Turkiga oo billaabatay
Doorashadii Wareega Labaad ee Kala-baxa ayaa waxay ka socota magaallooyinka 81-ka Gobal ee dalka Türkiye. 64 milyan oo qof ayaa xaq u leh inay codeeyaan, iyadoo 191,884 Sanaadiiqda Cod-bixinta loo diyaariyey in Waraaqaha Codeynta lagu rido. Ammaanka aad ayaa loo ...
Read More »Barnaamijka Aqoon-kaal
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.
Read More »
Radio Himilo
