Himilo – Xulka Italy ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee dhimashada ku soo laabatay kulan ay la ciyaarayeen xulka Croatia kulan ka tirsanaa Euro 2024. Xulka Italy ayaa ahaa midka fiican ciyaarta laakiin Croatia ayaa ahayd kuwa halis badan galinayay goolka. ...
Read More »Monthly Archives: June 2024
Bar haweenkeena 21 06 2024 –
Tirada dadkii sannadkan ku dhintay Xajka oo korortay iyo Sacuudiga oo war soo saaray
Waxii sii kordhaya tirada dadka ku dhintay sannadkan gudashada waajibaadka Xajka, waxaana dadka dhintay intooda badan la sheegay in ay ahaayeen kuwa aan heysan ruqsada rasmiga ah ee la siiyo xujeyda. Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay ...
Read More »Euro-2024: Group- A xulkee haray xulkeese soo baxay?
Himilo – Kulamadii ugu horeeyay ee Group-yada Euro 2024 ayaa la soo gabagabeeyay waxana la isku diyaarinayaa in si buuxda loo ogaado xulalka u gudbaya wareega 16-ka Euro 2024. Xulalka qaar ayaa u gudbay wareega 16-ka tartanka halka ay xulal ...
Read More »Maroodi weeraray dalxiisayaal ku sugnaa dalka Zambia
Himilo – Maroodi ayaa weerar ku qaaday kaddibna dilay haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo dalxiis u joogtay dalka Zambia, waxaana haweeneydan la weeraray xilli ay ka degtay gaari dalxiis qaade ah oo ay la socotay. Haweeneydan iyo koox kale ...
Read More »Euro-2024: Portugal oo ka mid noqday xulalka u gudbay wareega 16
Himilo – Waxaa meel xiiso leh maraya koobka Euro 2024. Qaramada qaarkood ayaa xaqiijiye u gudbidda wareega xiga ee 16-ka Xilli uu bilaabanayo wareega 2-aad ee Group-yada ayay xulalka qaar xajiijiyeen inay gudbeen. Ka sokow in uu xulku u soo ...
Read More »Sheekh Saleh Al-Shaiba oo ahaa ninkii hayay furaha Kacbada oo geeriyooday
Himilo – Alle ha u naxariistee waxaa gowr dhow geeriyooday Sheekh Saleh Al-Shaiba oo ahaa ninkii hayay furaha Kacbada. Salaadda Janaza ayaa salaadda subax kadib loogu tukaday Masjidka Xaramka, iyadoo lagu aasay Qabuuraha Al Mu’alla ee magaalada Makkah. Sheikh Saleh ...
Read More »Inkabadan 550 qof oo kuleel dartii ugu geeriyooday Xaram-ka
Himilo – Boqolaal qof oo kamid ah xujeyda sanadkan ee gudanaye waajibaadka xaramka ayaa u geeriyooday kuleelka daran ee boqortooyada Sacuudiga kajiray. 550 qof oo xujey ah ee xaramka ku geeriyootay 312 kamid ah waxay u dhasheen dalka Masar badankoodna ...
Read More »Fahamka dhowridda xuquuqda carruurta la soo eedeeyay
Himilo – In dhowaale ah waxaa baraha bulshada lagu arkay dhalllinyaro loo dhigay xabsiyada caasimadda kicin bulsho, qaar ka mid ah ayaa la sheegay iney ahaayeen caruur. Waxaa ka sii horreeyay carruur badan oo jeelalka Muqdisho loo dhigay falal la ...
Read More »Sidee ayay bisad ku heli kartaa shahaaddo jaamaceed?
Himilo – Max curri la rihaado ayaa Dr. noqday markii shahaadada Doctorate uu ka qaatay jaamacadda Vermont State ee dalka Maraynaknka. Wuxuu ka mid noqday arday sanadkan 2024 ka qalin-beddeshay . Wuxuu darajadan gaaray isaga oo lix jir ah. Hadda ...
Read More »