Author Archives: Ahmed Haaddi
La kulan: Mataanaha ugu da’da weyn dunida
Himilo – Umeno Sumiyama iyo Koume Kodama waxaa loo diiwaan geliyay mataanaha ugu da’da weyn caalamka. Shantii November sannadkii 1913 ayay ku dhasheen jasiiradda Shodo oo ku taalla dalka Japan. Horraantii bishan ayaa loo aqoonsaday mataanada ugu cimriga dheer, sidaas ...
Read More »Man United oo ka dhigi doonta Pogba xiddiga ugu mushaarka badan Premier League abid
Himilo – Manchester United waxay diyaar u tahay inay Paul Pogba ka dhigto ciyaaryahanka ugu mushaarka badan taariikhda Premier League. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa ku riyaaqay bilowga xooggan ee ololaha, isagoo durba gacan ka geystay todobo caawin ...
Read More »La kulan – Aabaha u gaaroobay waxbaridda iyo Tarbiyadda carruurta
Himilo — Ma ahan carruur uu aabbe iyo adeer toona u yahay. Mana ka ahan waardiye goobta ay joogaan. Ugamana sokeeyaan derisnimo. Sidaas oo ay tahay, haddana, Efaliste wuxuu 23-kii sano ee lasoo dhaafay uu noloshiisa u huray barbaarintooda iyo ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 61aad
Goorma ayuu qandaraaska u kordhinayaa Paulo Dybala Juventus?
Himilo – Paulo Dybala ayaa qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo Juventus isbuuca soo socda Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala ayaa ku dhow inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda ka dhisan Turin. Heshiiska haatan ee 27 jirka ayaa lagu ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee badbaadada bukaanka
Sanadka kasta 17 September dunida waxaa laga xusaa maalinta badbaadada bukaanka. Hay’adda caafimaadka adduunka ee loo soo gaabiyo magaceeda WHO ayaa u debaal degta maalintan. Ujeedada xuska ayaa ah in la faafiyo wacyi-gelinada la xiriira fahmidda daryeel siinta bukaanka. Maalintan ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 60aad
Gonzalo Higuain oo xaqiijiyay in Inter Miami ay dooneyso saxiixa Lionel Messi
Himilo – Gonzalo Higuain ayaa qiray in Inter Miami ay mustaqbalka dhow raadin doonto saxiixa Lionel Messi. Inkastoo uu muddo dheer xiiseynayay horyaalka MLS, Messi ayaa doortay inuu heshiis qaali ah u saxiixo Paris Saint-Germain marka uu ka tagayay Barcelona ...
Read More »