Himilo – Chelsea ayaa ku dhaw saxiixa daafac dambeedka khibradda leh ee Thiago Silva sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxaya. 35 jirka ayaa kooxdiisa PSG ku hoggaamiyay kulankii kama dambeysta ee Champions League oo ay kahor yimaadeen Bayern Munich inkasta ...
Read More »Author Archives: Mahad Mohamed
Muslimaddii ugu horreysay oo xubin baarlamaan ka noqota Serbia
Himilo – Misala Pramenković ayaa sameysay taariikh cusub kaddib markii ay noqotay Muslimaddii ugu horreysay oo kamid noqota barlamaanka Sweden. Waxay kamid noqotay xubnaha cusub oo barlamaanka uga mid noqday Xisbiga Cadaaladda iyo Dib-u-heshiisiinta oo uu hoggaamiyo Muamer Zukorlić, Muftigii ...
Read More »Arsenal oo u dhaqaaqi karta Thiago Alcantara
Himilo – Arsenal ayaa u dhaqaaqi karta saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Thiago Alcantara inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Iyada oo qandaraaskiisa uu ka harsan yahay wax ka yar sannad, Thiago ayaa diyaar u ah in ...
Read More »Hal mid iska weydii Singapore?!
Himilo – Horumarka la sheego gebigiis wuxuu ku saleysmaa sida ay u wada fal-galaan saddex siyaabood oo kala ah tirada dadka, dhulka iyo waqtiga la heysto. Sida saddexdaas la iskugu geeyo ayuu ku saleysmaa horumarka la sheego gebi ahaantiis. Bilowga ...
Read More »Barcelona oo £631m ku dooneysa Lionel Messi
Himilo – Barcelona ayaa la soo warinaya in aysan damacsaneyn inay hoos u dhigto qiimaha lacageed ee Lionel Messi ee xagaagan. Iyada oo kooxda reer Catalan ay ku jirto marxalad adag haddana waxaa la tilmaamayaa in weeraryahanka uu doonayo in ...
Read More »10 diyaaradood oo si layaab leh loo waayay!
Himilo – Iyada oo dhacdo kasta ay la timaado marmarsiiyo, hadana waxaa wali jira dhacdooyin aan xalkooda laga sal-gaarin jeer iyo maanta tiiyoo aragtiyo badan lasoo bandhigo. Maqnaanshaha diyaaradeed ama in la waayo waa jaad kamid ah dhacdooyinka aan xalkooda ...
Read More »Sancho oo aan eegeyn wadahadallada Manchester United
Himilo – Weeeraryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa sheegay in uusan dooneyn weareer uu kala kulmo wararka la xiriira mustaqbalkiisa. Inkasta oo la soo warinayo bixitaankiisa illaa dhammaadka suuq furanka xagaaga haddana Sancho ayaa ku adkeysanaya in uusan wakhti badan ...
Read More »Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo qaraha/xabxabka
Himilo – Qaraha illaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga billaabo maskaxda illaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim. Haddaba halkan waxaan kuugu sheegi karnaa siddeed faa’iido ...
Read More »Manchester City oo u dhaqaaqi karta Lautaro Martinez
Himilo – Manchester City ayaa dib u soo cusbooneysiineysa xiisaha weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez sida ay tilmaameen warbixinno soo baxay. Sida laga soo xigtay The sun, City ayaa dooneysa in ay ka faa’iideysato Barcelona oo aan ka soo bixi ...
Read More »Sidee qofku aqoontiisa si samafal ah ugu celin karaa bulshadiisa?
Himilo – Dunida marna mayeelan maalin la wada ladan yahay: mana yeelan maalin la wada dhibtoon yahay. Hayeeshe maalinna way kasii naruuro fiican tahay maalin kale. marka aynu leenahay saaxiibo rumaad, dharaar walba waxay leedahay milgo. Waxaa jira maalmo dhaama ...
Read More »