Himilo – Maalinta caalamiga ee afka hooyo waxaa loo debaal-degaa 21 Febraayo sanad kasta si loo dhiiri-geliyo kala duwanaanshaha luuqadeed iyo midka dhaqan ee caalamka. Waa maalin loo aqoonsaday in lagu turxaan bixiyo afafka oo la aaminsan yahay inay sal ...
Read More »Arrimaha Bulshada
Maqaal: Maxaa Soomaaliya ka reebay dalalkii la midka ahaa, Isbarbardhigga Syria, Ciraaq, Libya iyo Somalia?
Himilo-Dunida waxaa soo maray dalal burburay oo colaado sokeeye iyo faragelin shisheeye ay dhibaateeyeen, balse markii danbe kasoo kabtay. Dalalka sida Syria, Iraq, iyo Libya waxay la kulmeen burbur culus, laakiin waxay awood u yeesheen inay dowlado dhistaan oo dib ...
Read More »20 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cadaalada bulshada
Himilo – Cadaalada bulshada waa mabda’ tiir u ah wada noolaanshaha nabadeed iyo barwaaqo ee dalalka. Waxay imaan kartaa nuuca cadalaadan marka loo istaago sinnaanta dadka, xuquuqda dadka asalka ah iyo qaxootiga. Waxaa kale oo la tiigsan karaa cadaalada bulshadda marka ...
Read More »QM: In ka badan hal milyan oo Suuriyaan ah oo guryahooda ku laabtay.
Himilo-In ka badan hal milyan oo qof ayaa ku laabtay guryahooda gudaha Suuriya kadib markii Bashar Al-Assad xilka laga tuuray bishii Diseembar 8-deedii, sida ay sheegay Qaramada Midoobay. Tiradaas waxaa ka mid ah 800,000 oo qof oo gudaha dalka ku ...
Read More »Sacuudiga oo Dil Ku Fuliyay Muwaadin Soomaaliyeed
dowlada Sacuudiga ayaa xukun dil ah ku fuliyay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Nuur Xuseen, kaasoo lagu helay in uu geliyay dalkaas daroogo nooca Xashiishka ah. Maxamed Nuur Xuseen ayaa lagu fuliyay xukunka Axaddii lasoo dhaafay gudaha magaalada Najran, ...
Read More »Doorashada Hoggaanka Midowga Afrika oo maanta dhacaysa iyo DF oo ka qeyb galaysa.
Midowga Afrika ayaa maanta ilaa Axad qabanaya doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka, ayadoo guddiga fulinta uu doortay xubnaha qabanaya doorashada, kuwaas oo todobaadkii hore ay doorashadoodu ka dhacday magaalada Addis Ababa. Xilka Guddoomiyenimada waxaa hadda u sharraxan Maxamuud ...
Read More »Cabsidii laga qabay iney burburto Xabad joojinta Gaza oo la xaliyey
Himilo-Xamas ayaa Khamiista ayaa ku dhawaaqday in ay sii dayn doonto saddex qof oo Israa’iili ah sida qorshuhu ahaa, taasoo xal u horseedi karta muran weyn oo hareeyay xabbad-joojinta ka jirta Marinka Gaza. Xamas ayaa hore ugu hanjabtay in ay ...
Read More »13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha
Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay. waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...
Read More »Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Everton.
Himil-Kooxda Liverpool ayaa war fiican ka Heshay tababarka ka Hor Kulanka Everton. Kooxda Slot ee Liverpool ayaa guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay Plymouth kulan naxdin leh oo wareega afaraad ee FA Cup axadii, haatanna waa inay si dhaqso ah ...
Read More »11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska
Himilo – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. Tirada dumarka ...
Read More »
Radio Himilo
