Himilo – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani’aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah oo jiifsada gidaaradda waa waaya’aragnimo xanuun badan. Qof kasta oo ina Aadan wuxuu xaq u leeyahay ...
Read More »Caruurta
Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada
Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...
Read More »“Haweeneyda ugu da’da weyn Afrika” oo umushay labo mataano ah
Himilo-Haweeney 70 jir ah oo u dhalatay waddanka Uganda ayaa noqotay haweeneyda ugu da’da weyn qaarada Afrika ee dhashay labo mataano ah oo labaduba caafimaad qabaan. Safina Namukwaya oo mataanaheeda uu midkiiba yahay labo kiilo garaam ayaa waxa ay ku ...
Read More »YouTubar falastiini ah oo riyadiisa rumowday markii ciidanka Yaduuda ay dileen kadib
Himilo-Dadka isticmaala Baraha Bulshada ayaa rumeeyay riyada 12-jirkii reer Falastiin Cawni Al-Dous, kaasoo ku dhintay duullaanka ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen marinka Qasa. Tirada dadka ku xiran Cawni Al-Dous ee barta “YouTube” ayaa kor u dhaaftay hal milyan maalmo gudahood. ...
Read More »Sidee carruurta saameyn ugu leeyihiin waxyaabaha Macmacaanka ah?,Daawo
Wiilo C/Casiis,waxaa ay baratay cilmiga Caafimaadka gaar ahaanna Afka iyo Ilkaha,waxaa ay si gaar ah xoogga u saartaa Carruurta ugu badan Rugteeda Caafimaad. Waxaa ay Carruurtu ka daweysaa suuska gala Ilkaha kaas oo ka dhashay Macmacaanka ay Carruurtu Cunaan inta ...
Read More »Sidee looga xusay Muqdisho munaasibadda 26ka June?,Daawo
Sanadkasta waxaa Soomaaliya laga xusaa todobaadka xorriyadda oo ka billowda 26ka Bisha June kuna dhamaada 1da bisha Julay. Sanadkan waa sanadguuradii 63aad ee ka soo wareegtay markii ay Soomaalida ka xorowday gumeysigii Ingiriiska iyo Talyaaniga iyo israacii Gobollada Koofurta iyo ...
Read More »Aabbe isu xilqaamay in Carruurta uu gooysiiyo Waddooyinka,Daawo
Sheekh Maxamed Cali Ibraahim,waxaa uu isku howlay in Ardeyda iyo Carruurta maraya Waddada Ceel Qalow ee degmada Wadajir uu gooysiiyo Laamiga. Waxaa uu sheegay in shaqada uu isaga isu xilqaamay kaddib markii uu arkay Ardey badan oo ay dhibaato ka ...
Read More »Sidee looga Ciiday Muqdisho?, Daawo
Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u ciiday iyada oo Carruur, Dhallinyaro iyo haween faraxsan lagu arkayay jidadka Muqdisho. Qaar ka mid ah dadweynaha Ciideystay ee isugu jira Carruurta, Dhallinyarada Rag iyo Dumar iyo Dad waaweynba leh ayaa la hadlay ...
Read More »Diyaar garowga Ciidda Suuqyada Muqdisho
Iyada oo ay maalma kooban ka harsantahay munaasibadda Ciidul Fitriga ayaa suuqyada Muqdisho waxaa ka socda dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ee Dukaameysiga. Dad u badan Haween Gacmaha ka haya Carruur ayaa lagu arkayaa suuqyada Waaweyn ee Muqdisho kuwaas oo u ...
Read More »Daawo: Sida loo afuriyo Carruurta Darbijiifka ahaa ee hadda xannaanada helay
Tiro ku dhow boqol Carruur ah oo laga soo ururiyay Jidadka muqdisho ayaa ku jira Xero ay Maamusho Siraad Maxamed, oo ku magac dheer Maamo Ugaaso. Waxaa ay halkan tiro dhalinyaro ah la kaashataa xannaaneynta Carruurta sanado ku dayacnaa jidadka ...
Read More »