Himilo – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...
Read More »Deegaan
Aokigahara – Keynta geerida ee la isku deldelo dhexdeeda!
Himilo – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...
Read More »Macluumaadka ay tahay in aad ka ogaato Jabaan
Himilo – Dalka Jaziiradda ah ee dhaca bariga fog ee Asiya waxay dadkiisu ugu yeeraan dhulkii Qorrax-sinka—mana ahan dal kale waa JAPAN. Dalka Japan waa isu-geynta dhuloobid ee tiro jaziirado ah oo gaaraya 6852 halkaas oo afarta ugu waaweyn lagu ...
Read More »La kulan: Ninka 40 sanno ku bixiyay nooleynta keymaha la xaalufiyay!
Himilo – 83 sano jir lagu magacaabo Antonio Vicente wuxuu 40-kii sano ee lasoo dhaafay uu ku howlnaa dib u tarminta keymaha deegaanka. Sida badan oo xoola-dhaqatada Brazil ay u jaraan geedaha si ay xeyn-daab uga dhigaan xerooyinka iyo inay ...
Read More »Jadev Payeng – Halgamaa Kaligiis beeray Keyn kamida Keymaha Hindiya!
Himilo – Jadav Payeng oo ah nin ku jira da’aadda 50-meeyada, wuxuu tiir-dhexaad u noqday suura-gelinta keyn weyn in laga dhigo kob cidlo ah oo ku dhex taalla webiga Brahmaputra ee gobalka Assam, India. Dadaalkiisa waxaa soo weriyay warbaahinta caalamka ...
Read More »Afroz Shah – Ninkii Xeeb laga sabray dib ugu soo celiyay Rajada Nolosha
Himilo – Kama jirin halkan dhaqanka xeebaha lagu yaqaan. Mana aheyn goob lagu kulmo. Waxaa intaas dheer, waxay dadka u aheyd musqul lagu saxaroodo, goob qashinka lagu qubo. In lagu aalamiiteeyana runtii way adkeyd. Dhammaan nuucyada qashinku waxay ahaayeen heegan. ...
Read More »Sheekada halgamaagii dhul gabaahiir ah u rogay keyn qurux badan!
Himilo – Sebastião Ribeiro Salgado, waa sawir-qaade hore iyo suxufi reer Brazil ah, hayeeshe in yar ayaa og inuu sidoo kale yahay maskaxdii ka danbeysay mid kamid ah mashaariicdii dhir-beeris ee lagu liibaanay taariikhda casriga ah. Si mid ah isaga ...
Read More »Hallerbos – Keynta buluugga ah ee Biljamka
Himilo – Badi waqtiyada sannadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...
Read More »Wax ka ogow biya-dhaca ugu dheer adduunka
Himilo – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koonfur Ameerika waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Waxa uu ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 ...
Read More »Halkee ayay ku taallaa xeebta biyaha kulul?
Himilo – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ...
Read More »