Home / Dhaqaale (page 4)

Dhaqaale

Police-ka UK oo qabtay 15 tan oo daroogo ah sanadkan 2024

Himilo-Ku dhawaad 15 tan oo daroogo ah ayaa lagu qabtay garoommada diyaaradaha UK sanadkan 2024 keliya, halka sanadkii 2023 la qabtay 5 tan oo kaliya. Mas’uuliyiinta Hay’adda Dembiyada Qaranka (NCA) ayaa sheegay in kororkan uu sabab u yahay kadib markii ...

Read More »

Maxay tahay eeda loo heysto Aasaasaha shirkada Telegram?

Himilo-Milkiilaha iyo Aasaasaha shirkada Telegram oo kamid ah billion-rada Calaamka Pavel Durov ayaa lagu xiray Faransiiska. Ninka oo da’diisu ay tahay 39  ayaa la sheegay in la xiray kaddib markii diyaarad khaas ah oo uu leeyahay ay ka soo degtay ...

Read More »

Maqaal: Xaalufinta deegaanka iyo dhibaatada ay ku hayso Soomaaliya’

Himilo- Maxaa Layiraahdaa Dhir? Dhirto waa nooleyaal cagaaran oo ku tiirsan qoraxda si ay u sameeyaan tamar. Waxay ka kooban yihiin jirrid, laamo, caleemo, iyo xidido, waxayna soo saaraan. Dhirto waxay ka mid tahay  qaybaha ugu muhiimsan ee nolosha, waxayna ...

Read More »

Shirkada gawaarida ee BMW oo dib u soo celiseysa 1.3 million oo gawaari ciladeysan ah

Himilo-BMW waxay dib ugu celinaysaa 1.3 milyan oo gaari oo yaalla dalka Shiinaha oo ciladoobay ka hor inta uusan isticmaalin macaamiilkii laga iibiye, tilaabada dib loogu soo celinayo gawaarida waxaa horay looga sameeye dalka Maraykanka bishii la soo dhaafay. Dib ...

Read More »

Nigeria: WhatsApp-ka mid kamid ah gudoomiyaasha gobolada dalkaa oo la jabsaday

Himilo- Koox lagu tuhmayo inay yihiin burcada Internet-ka ayaa lawareegay lambarka WhatsApp ee Umo Eno, guddoomiyaha gobolka Akwa Ibom ee Nigeria, kaas oo ah gobolka ugu qanisan dalka. Dadka ayay lacag weydiisanayaan iyagoo fariimo u diraya, illaa horaantii todobaadkan. Gobolka ...

Read More »

Daraasad: 25% dawooyinka Afrika laga isticmaalo waa been abuur, waxayna sababeen dhimashada 500,000 oo qof

Himilo – Cilmi-baaris muhiim ah ayaa soo jeedinaysa in ilaa 25% daawooyinka Afrika laga isticmaalo inay yihiin kuwo been-abuur ah ama tayo xun leh, taasoo keenaysa walaac ku saabsan inay sabab u tahay dhimashada bukaanno tiro badan. Cilmi-baarayaal ka socda ...

Read More »

Qoyskii nolasha taajirnimada ka doorbiday inay dawarsadaan!

Himilo – Lammaane maalqabeen ah oo u dhashay Japan ayaa ku dhawaaqay in adduun wixii ay ka qabeen oo dhan lacag gaaraysa 200 bilyan oo lacagta Japan ugu deeqayaan hey’adaha samaflka iyo daryeelka – iyaga oo markaas kadib noqonaya kuwo ...

Read More »

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.

Himilo – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...

Read More »

Maqaal: Garaad li’idda Soomaalida iyo dhaca internet-ka loogu geysta sanad kasta.

Himilo – Saamaynta taban ee internet-ka laga dhaxlay waxaa ka mid ah dhaca dadka loogu geysto iyada oo la adeegsanayo farsamooyin kala duwan. Tuugada Internetka ayaa siyaabo kala geddisan dadka jeebabkooda iyo boorsooyinka  ugala baxa waxa  ugu jira ogaal iyo ...

Read More »

Ukuntii ugu qaalisaneed aduunka oo lagu kala iibsaday $2700

Himilo – Hooyo waayeel ah ayaa timid goob laga dhisaye masjid oo ka agdhawaa gurigeeda, Guddigii gacanta ku haye dhismaha Masjid la rabay in laga dhiso deegaankeeda ayay u keentay xabad ukun ah  si ay ugu darsado dhismaha Masjidka. Qiimaha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan