Home / Dibada (page 10)

Dibada

Dortmund oo rumeysan in aan laga soo bixi Karin dalabka lacageed ee Sancho

Himilo – Madaxa fulinta Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa shaaciyay in Jadon Sancho la iibin doono xagaagan laakiin waxa uu xusay in uusan fileyn in koox ka soo bixi karto dalabka lacageed ee cayaaryahanka. Sancho ayaa bartilmaameed u ah kooxo ...

Read More »

Inter Milan oo xaqiijisay inay wadahadallo kula jirto Achraf Hakimi

Himilo – Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa sheegay in kooxda wadahadallo meel wanaagan maraya kula jirto cayaaryahanka Real Madrid Achraf Hakimi. 21 jirka ayaa labadii xilli cayaareed ee ugu danbeeyay ku qaatay Borussia Dortmund oo uu ammaah ku ...

Read More »

Barcelona oo isha ku heysa tababare Pep Guardiola

Himilo – Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay u dhaqaaqdo Pep Guardiola haddii racfaanka Manchester City ee Maxkamadda Xallinta Khilaafaadka Sport ka dhanka ah la laalo. CAS ayaa la rajeynayaa inay go’aan ka gaarto dhowrka toddobaad ee soo socda kaddib markii ...

Read More »

Inter oo ku dhaw laacib ka tirsan kooxda Brescia

Himilo – Inter ayaa wadahadallo adag kula jirta Sandro Tonali, laakiin dalabkooda 35-ta milyan euro ayaa weli ah meel fog oo ka baxsan qiimaha 50-ka milyan euro oo ay dooneyso Brescia. Agaasime Beppe Marotta ayaa mashquul ku ah bishaan, madaama ...

Read More »

Arsenal oo dooneysa khad dhexe katirsan Porto

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameed ka dhiganeyso khadka dhexe ee kooxda Porto Danilo Pereira suuq furanka xagaaga. Iyada oo Matteo Guendouzi ka tagayo garoonka Emirates Stadium, Mikel Arteta ayaa ka fekeraya beddalka 21 jirka. Sida laga ...

Read More »

Atletico Madrid oo dooneysa saxiixa Mario Gotze

Himilo – Cayaaryahanka ku guuleystay koobka adduunka ee Mario Gotze ayaa la soo warinayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Atletico Madrid. Gotze ayaa la tilmaamayaa in uu ka tagayo Borussia Dortmund isaga oo ku baxaya suuq furan dhammaadka bisha, ...

Read More »

Fred oo heshiis cusub u saxiixaya Man United

Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Brazilian-ka ah Fred ayaa lagu soo warinayaa in uu heshiis cusub qalinka ugu duugayo kooxda Manchester United. 27 jirka ayaa markii hore ku dhibtooday garoonka Old Trafford kaddib markii uu ka soo dhaqaaqay Shakhtar ...

Read More »

Man City oo hoggaamineysa tartanka loogu jiro Koulibaly

Himilo – Daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly ayaa lagu soo waramayaa in uu rumeysan yahay in uu heysto fursad weyn oo uu ugu biiri karo Manchester City inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Senegal ayaa loo oggolaan ...

Read More »

Wakiilka Grealish “ Majiraan wadahadallo uu laacibka kula jiro Man United.”

Himilo – Wakiilka cayaaryahanka Jack Grealish ayaa ku adkeystay in laacibka khadka dhexe uu diiradda saarayo  in uu Aston villa ka caawiyo in aysan dib ugu laaban horyaalka Ingiriiska isaga oo beeniyay in uu wadahadallo kula jiro Man United. 24 ...

Read More »

Chelsea oo rajo ka qabta inay u kordhiso qandaraaska Willian iyo Pedro

Himilo – Chelsea ayaa ku guda jirta wadahadallada cayaaryahannada Willian iyo Pedro si ay uga saxiixdo heshiisyo muddo kordhin aan badneyn. Iyada oo qandaraasyada cayaaryahannada la filayo inay dhacaan dhammaadka bisha June, waxaa la filayaa in labada laacib  ka tagaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan