Himilo – Frank Lampard ayaa ka dalbaday cayaaryahannada Chelsea inay soo bandhigaan tartankii ugu danbeeyay si kooxda ugu dhammeysato afarta sarre. Christian Pulisic iyo Olivier Giroud ayaa dhaliyay labada gool oo ay Chelsea kaga adkaatay Aston Villa kulankii toddobaadkan. Kooxda ...
Read More »Dibada
Madaxa fulinta Inter Milan oo ka hadlay mustaqbalka Lautaro Martinez
Himilo – Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya Lautaro Martinez kahor suuq furanka xagaaga. Barcelona ayaa u aragta cayaaryahanka reer Argentine beddalka Luis Suarez iyada oo si weyn loola xiriiriyay laacibka bilihii ...
Read More »Daafaca Tottenham Hotspur oo wadahadallo kula jira Roma
Himilo – Roma ayaa la tilmaamayaa inay xoojineyso dadaalka ay ku dooneyso saxiixa daafaca Tottenham Hotspur Jan Vertonghen. Kaddib muddo 8 sanno ah oo uu joogay Waqooyiga London, Vertonghen ayaa la filayaa in uu dorto koox cusub dabayaaqada 2020-ka. Iyada ...
Read More »Newcastle United iyo Everton oo ku biiray tartanka loogu jiro Franck Kessie
Himilo – Newcastle United iyo Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ku biireen tartanka loogu jiro khadka dhexe ee kooxda AC Milan Franck Kessie. Inkasta oo cayaaryahanka reer Ivory Coast uu muhiim ka yahay garoonka San Siro, haddana Milan ayaa ...
Read More »Tim Sherwood oo sheegay ninka ku wacan kabtannimada Man Utd
Himilo – Manchester United hoggaamiyaheeda Ole Gunnar Solskjaer waa in uu dowrka kabtannimo ka xayuubiyoaa Harry Maguire isla markaanna la siiyaa Paul Pogba, sida uu ka dhawaajiyay Tottenham tababaraheedii hore Tim Sherwood. Maguire ayaa hoggaaminta loo magacaabay bishii January ee ...
Read More »Arteta oo doonaya in David Luiz uu sii joogo Arsenal
Himilo – Tababara Arsenal Mikel Arteta ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in David Luiz uu joogo kooxda xagaagan. Qandaraaska daafaca ee Emirates Stadium ayaa dhacaya dhammaadka ol-olaha 2019-20, waxaana soo baxayay warar ku saabsan mustaqbalkiisa. Luiz ayaa loo qaatay ...
Read More »Man United oo loo sheegay lacagta lagu heli karo Ansu Fati
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay inay la yimaadaan adduun dhan £153m haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Barcelona Ansu Fati inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Kooxda Red Devils ayaa si weyn loola xiriiriyay ...
Read More »Tottenham Hotspur oo dooneysa Thomas Meunier
Himilo – Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso saxiixa daafaca kooxda PSG Thomas Meunier. Kaddib markii uu muddo afar sanno ah joogay Parc des Princes, cayaaryahanka daafaca ah ayaa qorsheynaya in uu ka tago kooxda heysata horyaalka Faransiiska ...
Read More »Arsenal oo iibineysa Ainsley Maitland-Niles
Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iibineyso Ainsley Maitland-Niles inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga iyada oo ku dooneysa adduun dhan £20m. 22 jirka ayaa ka soo muuqdayb 24 kulan xilli cayaareedkan inkasta oo uusan ka soo ...
Read More »Real Madrid oo u dhaqaaqaysa Raheem Sterling
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaaa inay u dhaqaaqayso saxiixa weeraryahanka Man City Raheem Sterling si ay u keento garoonka Bernabeu inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 25 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-20 isaga oo ...
Read More »