Home / Habka-Nolosha (page 180)

Habka-Nolosha

Xirfadlayaasha kubadda cagta ee dhanka cilmiga heerka ka gaaray

Waxaan eegi doonnaa tiro cayaartoy ah oo ay wehliyaan macallimiin xirfaddooda kubadda cagta meel ka gaaray oo dhanka kale barashada cilmiga heerar kala duwan ka gaaray. Socrates ayaa mar ahaa kabtankii qaranka Brazil oo markaa guulo badan ay gaareen xilli ...

Read More »

Feeryahanka qarnigii 20aad oo geeriyooday isagoo 74 jir ah

Halyeygii miisaanka feerka culus Mohamed Ali ayaa ku geeriyooday Isbitaalka ARIZONA oo xanuun hayay awgii loo dhigay maallintii Khamiista. Wuxuu la xanuunsanayay halyeygu dhibaato neef mareenka ka heysatay oo sabab uu u ahaa xanuunka Parkinson oo la sheegay mar in ...

Read More »

Arsenal oo 24saac kusoo gebagabeyneysa saxiixa Jamie Vardy

Jamie Vardy ayaa 24 saacadood kaddib noqon doona laacib ka tirsan kooxda kubadda cagta Arsenal sida ay ku waramayaan wararka ka ag dhow kooxda Gunners oo Waqooyiga London ka dhisan. Arsenal ayaa wadahadal toos ah la furtay 29 jirkaan iyadoo ...

Read More »

Lampard oo aaminsan in Mourinho uu guulo u horseedi karo Man UTD

Halyeyga Chelsea Frank Lampard ayaa aaminsan in macallinkiisii hore Jose Mourinho uu guulo ku gaari doono gegada Old Trafford kaddib doorkiisa hogaamineed ee kooxda Masraxa Riyada. Lampard oo labo waqti ka hoos cayaaray macallin Mourinho ayaa kalsooni u muujiyay 53 ...

Read More »

Wax walba oo laga bartay kulankii Champions League Final oo guushuu ay raacday Real Madrid

Zidane ayaa kula guuleystay Real Madrid Champions League isagoo cayaartoy ah 2002, xalayna isagoo macallin ah ayuu koobkan la hantay. Kooxda ayuu ka badbaadiyay sanad labaad oo koob la’aan ah, isagoo noqday macallinkii toddobaad oo koobka Champions League la hantay ...

Read More »

Real Madrid oo goortii 11aad hanatay Champions League

Sergio Ramos ayaa goolka koowaad ee garoonka dhaliyay daqiiqaddii 15aad ee bilowga cayaarta kaddib caawin uu sameeyay Gareth Bale. Yannick Carrasco oo bedel cayaarta kusoo galay ayaa kulanka ka dhigay barbaro min gool ah kaddib markii uu gool ku laad ...

Read More »

Da’yar Muqdisho meteleysay oo bilad ka helay tartan ay Barcelona taaba gelineysay

Da’yarta 11 jirada qaranka Soomaaliya oo metelayay caasimadda Muqdisho ayaa dalka Sudan uga soo qeybgalay tartanka Futbolnet Regoinal Tournament oo ay taabagelinaysay kooxda kubadda cagta Barcelona. Tartankan oo si habsami la’ u soo dhamaaday ayay guul soo gaareen da’yartii Soomaaliya ka ...

Read More »

Busquets oo qandaraas cusub u saxiixay Barcelona

Sergio Busquets oo qadka dhexe u maamula kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxda Catalonia ka dhisan. Inkastoo si weyn loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Manchester City kubad burburiyahaan ayaa qandaraas Camp Nou kusii heyn doona ilaa 2021 ...

Read More »

Bayern Munich oo u dhaqaaqeysa saxiixa Mesut Ozil

Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa u dhaqaaqeysa saxiixa wiilka dahabiga ah ee Arsenal Mesut Ozil. Ozil qandaraaska uu kula joogo naadiga Gunners waxaa uga harsan laba sanadood iyadoo kooxda Fly Emirates ay indhaha ku heyso in wiilkan ay Epl ...

Read More »

Eric Cantona oo sheegay inuusan taageere u noqoneyn qarankiisa Faransa oo Euro 2016 martigelinaya

Eric Cantona oo guulo badan lasoo qeybsaday kooxda Manchester United iyo qaranka Faransa ayaa carabka ku dhuftay in sanadkan uusan taageere u noqon doonin dalkiisa Faransiiska oo marti gelin doona cayaaraha qaramada qaaradda Yurub. Xiddigan ayaa sheegtay inuu taageere u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan