Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...
Read More »Habka-Nolosha
Cilmi baaris: Dadka Soomaaliyeed oo weli ka baqaya tallaalka COVID-19
Himilo – Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada uu saameeyay karoona, dadka ka badan 25 kun ayuu ku dhacay, halka ay u dhinteen tiro dhaafaysa kun qof oo ay ku jireen masuuliyiin sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka. Cilmi baaris uu ...
Read More »Dhibaatada laga dhaxlay ciyaal weerada
Himilo – Dhowrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay dhallinyaro da’ dhexaad ah oo wata mindiyo, baangado iyo dhallooyin la jibiyey. Dhalinyaradaaa, waxay u abaabulan yihiin koox koox, aad ayay u diyaarsan yihiin marka loo eego ...
Read More »Muqdisho: Dhallinyaro shaqo abuur ka helay makhaayad sameysa cunnooyinka dalka
Ku Dhawaad 30 dhallinyaro ah ayaa shaqo abuur ka helay Makhaayad ku taalla Muqdisho oo sameysa cunnooyinka dalka ka soo go’a. Dhallinyaradan waxaa kuwo jira kuwo jaamacddo dhammeeyay oo shaqo la’aanta la dhibaatoonayay. Waxay isugu jiraan gabdho iyo wiilal, waxay ...
Read More »Wiil Soomaaliyeed ah oo Sabab u noqday Islaamidda Gabar Ruushiyan ah
Himilo – Saaxiibadii iyo ehelkii ay ka dhalatay waxay wali ugu yeeraan EKratine laakiin marwalba oo usoo daadagto waddooyinka magaalada iyada oo xiran xijaab magaceedu wuxuu isku beddelaa samiiro. Kanina waa shaqsiga ugu muhiimsan nolosheeda oo fure u ah fahamkeeda ...
Read More »Muqdisho: kiilada Liin-dhanaanta oo lagu kala iibsanayo 40-kun sh so
Himilo – Waxaa sare kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisto khudaarta kasoo go’da beeraha dalka ee lagu iibiyo suuqyada caasimadda Muqdisho. Sare u kacan ayaa si gaar ah u taabtay khudaarta kala ah Liin dhanaanta, ansalaatada, Bocor guduudka, Barbarooniga ...
Read More »La kulan – 79 jir weli xiiso u qaba joogtaynta ciyaarta kubadda cagta
Himilo – Yakub Bhola waa 79 jir kubadda cagta dheela. Subax kasta marka uu salaadda Subax ka baxo wuxuu dhowr mile maalin walba kahor inta uusan la kulmin asxaabtiisa degaanka si ay galab kasta oo Arbaco ah u dheelaan banooniga. ...
Read More »Muslimiinta dunida oo u dabbaal-degaya Ciidul fitriga
Himilo – Muslimiinta adduunka ayaa billaabay u dabbaal-degidda munaasibadda Ciidul-fitriga oo ku asteysan dhammaadka bisha Soonqaad. Dabbaal-degga ayaa waxa uu ku billaawdaa caadiyan takbiirta salaadda ciidda iyo tukashadeeda oo lagu oogo masaajidda iyo fagaarayaashada caalamka. Waxaa ka mid ah dalkeenna, ...
Read More »Socdaalkii lagu uruuriyay £1,000
Himilo – In ka badan boqol ruux ayaa ka qeyb gashay socdaal ay soo abaabushay hay’adda Happy Healthy You oo kaashaneysa urur kale oo samamfal ah, kaasi oo lagu qabtay barxadda Lister Park ee galbeedka England. Socdaanlkan ayaa ujeedkiisu ahaa ...
Read More »Dhalinyaro afurisa qoysaska danta yar
Himilo – Soon, -marka laga yimaado inay tahay bil afka la xira inta u dhaxeysa waabarkii illaa gabbal-dhaca, waa ayaamo ay muslimiinta xoojiyaan sameynta acmaasha wanaagsan, sida bixinta sadaqada. Waxaa bishan oo kale la arkaa ururo amaba dad is abaabulay ...
Read More »
Radio Himilo
