Himilo -Haddii aad urursanaysay ciddiyahaaga oo aad u baahan tahay lacag degdeg ah, waxaa fiican inaad ka fikirtid inaad ku iibiso gudaha Shiinaha, halkaas oo loo adeegsado daawo dhaqameed. Caadiyan, ciddiyaha waa la tuuraa marka la iska jaro, balse sida ...
Read More »Haweenka
16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha
Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...
Read More »Haweeneyda ugu dheer iyo midda ugu gaaban dunida oo kulmay
Himilo-Haweeneyda ugu dheer adduunka iyo midda gaaban ayaa ku kulmay magaalada London si ay ugu dabaal degaan Maalinta Diiwaan-gelinta Guinness World Records. Rumeysa Gelgi, oo dhererkeedu yahay 215.16 sentimitir iyo Jyoti Amge, oo cabirkeedu yahay kaliya 62.8 sentimitir ayaa ku ...
Read More »05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada
Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...
Read More »UN: Afrika si xawli ah uma gaarayso yoolalka dhimista dhimashada hooyooyinka
Himilo – Qaramada Midoobay ayaa ku sheegtay warbixin cusub in Afrika ay u baahan tahay inay laba-laabto xawaaraha horumarka 12 jeer si ay u gaarto yoolka dhimista dhimashada hooyooyinka sanadka 2030. Inkasta oo heerka dhimashada hooyooyinka uu hoos dhacay, haddana ...
Read More »In ka badan 40 qof oo ku dhimatay dhul ay macdan ka qodayeen dalka Mali.
Himilo- Afartan iyo Sadax qof oo u badan haween ayaa dhintay kadib markii godad ay macdan ka qodayeen uu ku dumay galbeedka Mali, sida uu sheegay madaxa ururka warshadaha macdanta. Shilka ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Kenieba ee ...
Read More »Maxaa ka cusub heshiiska Xamas iyo Israel ay gaareen?
Himilo-Israel iyo Xamaas ayaa heshiis xabbad-joojin ah gaaray, kaas oo dhaqan galaya 19-ka Janaayo 2025, iyagoo soo afjaraya 15 bilood oo dagaal daba dheeraaday oo sababay khasaare nafeed iyo burbur baaxad leh oo ka dhacay Gaza. Heshiiskan, oo ay dhexdhexaadiyeen ...
Read More »