Himilo FM –Haweenka waxay matalaan kala bar dadka caalamka hase ahaatee kama dhigna tiradan sida haweenka ku yihiin suuqa shaqada ama liiska maalqabeenada caalamka. Sidaasi oo ay tahay, waxaa jira haween tiro yar oo lagu tiriyo maalqabeenada dunida, waxaana liiska ...
Read More »Haweenka
La kulan – qofka ugu da’da weyn caalamka
Himilo FM –Xaflad sharafeed weyn ayaa loo dhigay kaddib markay noqotay qofka ugu da’da weyn caalamka iyadoo da’deedu tahay 116 jir. Hay’adda Guinness World Records ee diiwaan gelisa rikoorada caalamiga ah ayaa si rasmi ah ugu aqoonsatay Kane Tanaka qofka ...
Read More »La kulan – Bilyuneerka ugu da’da yar caalamka
Himilo FM –Kylie Jenner ayaa noqotay bilyuneerka ugu da’da yar caalamka sida ku xusan liiska bilyuneerada dunida ee Forbes. Gabadhan oo ah qofka ugu yar qoyska Kardashian Family ayaa hantida ka sameysay ganacsigeeda waxyaabaha la isku qurxiyo. 21 jirka ayaa ...
Read More »Bilyuneer guurka gabadhiisa kugu siinaya 300 kun oo doolar!
Himilo FM –Go’aan si weyn loola yaabay ayuu noqday hase ahaatee gabadha aan wali guursan waxay noqon doontaa riyada rag badan oo caalamka ku nool. Nin bilyuneer ah ayaa u soo bandhigay gabadhiisa nin kasta oo doonaya inuu guursado iyadoo ...
Read More »American Airlines oo raali gelin ka bixisay haweenay lagu faquuqay maqaarkeeda
Himilo FM –Shirkada American Airlines ayaa raali gelin ka bixisay tallaabo uu mid kamid ah shaqaalaheeda kaga saaray diyaarada haweenay iyo cunuggeeda sabab la xiriirta midabka maqaarkooda. Warbaahinta Fox News ayaa ka soo xigatay shirkada inay ka xun tahay falka ...
Read More »Sabab la xiriirta midabka maqaarkooda ayaa looga reebay diyaarad!
Himilo FM – Jordan Felix oo ah haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa raacday diyaarad hase ahaatee waxay la kulantay xaalad dullinimo ah oo noqotay tii ugu adkeyd nolosheeda. Wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa qoray in Jordan raacday diyaarad ...
Read More »Morooko: Guurka macallimad iyo arday 19 jir ah oo dhaliyay dood kulul
Himilo FM –Dalka Morooko, Macallimad guursatay arday kayar 10 sanno ayaa waxaa ka dhashay dood kulul, waxayna dadka u qeybsameen kuwa ku tilmaamay wax caadi ah iyo kuwa dhaleeceeyay. Sida ay soo warisay warbaahinta maxaliga ah, macallimada oo ah 29 ...
Read More »Haweenay si arxan darro ah uga aarsatay ninkeeda oo jeclaaday gabar yar
Himilo FM –Haweenay ka soo jeeda Shiinaha ayaa si bahdilnimo ah uga aarsatay ninkeeda iyo haweenay u jeclaa kaddib markay ku xertay geed ku yaalla meel bannaan ah iyaga oo qaawan. Sida uu ku soo waramayo wargeyska Mirror ee dalka ...
Read More »Haweenay furriin ka dalbatay saygeeda markii uu casho u soo iibin waayay!
Himilo FM –Haweenay u dhalatay Imaaraadka Carabta ayaa saygeeda ka dalbatay inuu u baxo maqaayad islamarkaana u soo iibiyo hal Hamburger ah marka uu soo dhameysto sheekada saaxiibbadiisa. Wargeyska Khaleej Times ayaa sheegay in ninka markii uu soo dhammeystay sheekada ...
Read More »Wax ka ogow haweenka ugu awooda badan caalamka
Himilo FM –Lataliyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa mar kale noqotay hoggaanka liiska haweenka ugu awooda caalamka sida laga soo xigtay xog cusub oo Forbes daabacday. Angela Merkel ayaa kaalinta afaraad ka timid liiska shaqsiyaadka ugu awooda badan caalamka ee ...
Read More »