Home / Haweenka (page 20)

Haweenka

Haweenay lagu qabtay Taiwan iyadoo xadeysa bisado!

Himilo FM –Warbaahinta Taiwan ayaa sheegtay in garoonka Hong Kong lagu xeray haweenay iska soo dhigtay inay uur leedahay balse dhoofinaysay labo bisadood oo la soo xaday iyadoo ku qarinaysa dharkeeda. Dhacdadan waxay ku qasbaysaa maamulka garoonka Taoyuan inay sameeyaan ...

Read More »

Haweenay 81 jir ah oo keligeed ku nool jasiirad!

Himilo FM –Kim Sin-yeol waa 81 jir ka soo jeeda koonfur Kuuriya, waxay keli ku tahay oo ay ku nooshahay jasiiradda Dokdo oo ay ku wada muransan yihiin dalalka koonfur Kuuriya iyo Jabaan. Kim waa qofka keliya ee deggan jasiiradda ...

Read More »

Morrocco: Haweenay ku tabarucday 1 Milyan oo doolar

Himilo FM –Haweenay u dhalatay Morocco ayaa heshay ammaan iyo bogaadin kaddib markay 1 Milyan oo doolar ugu deeqday mashruuc dugsi waxbarasho looga dhisayo galbeedka dalkaasi. Wararka warbahaahinta Morrocco ayaa tilmaamaya in Najiyah Nadiir la xiriirtay maamulka gobalka iyo wasaaradda ...

Read More »

Haweenay loo xukumay inay ku umushay musqul oo la sii daayay

Himilo FM –Maxkamad ku taalla El Salvador ayaa sii deysay haweenay lagu xukumay 30 sanno oo xarig ah kaddib markay ku dhashay gudaha musqul. Evelyn Beatríz Hernández Cruz oo ah 20 jir ayaa seddex sanno oo xabsi ah qaadatay markii ...

Read More »

Haweenay aan oggaan inay uur leedahay illaa ay ka dhasho!

Himilo FM –Haweenay Ingiriis ah ayaa sheegtay inay tagtay isbitaal si looga daweeyo xannuun yar oo dhanka dhiigga ah hase ahaatee la suuxiyay, waxayse soo kacday iyada oo dhashay gabar. Lizza Davies ayaa xustay in aysan hore u oggaan inay ...

Read More »

11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska

Himilo FM – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. ...

Read More »

Sacuudiga: Hay’ad samafal oo aqbalaysa tabarucaadka timaha

Himilo FM –Hay’ad samafal oo ku taalla Sacuudiga ayaa aqbashay dadaal loogu tabarucayo timaha haweenka iyadoo looga dan leeyahay in lagu taageero dhibanayaasha kansarka gaar ahaan nuuca ku dhaca naasaha. Hay’ada samafalka Sahra ee ka shaqeysa caawinta dhibanayaasha cudurka Kansarka ...

Read More »

Haweenay shaqaaleysiinaysa qof u qaada go’aanadeeda!

Himilo FM –Waxaan si joogta ah u sameynaa khaladaad wakhti kasta hase ahaatee haweenay ku nool dalka Ingiriiska ayaa dareemaysa inay sameysay khaladaad badan sannadkii hore, waxayna hadda dooneysaa inay qof u shaqaaleysiiso sidii uu wakiil uga noqon lahaa go’aanadeeda. ...

Read More »

Kuwait: Lamaane kala tagay seddex daqiiqo kaddib arooskooda!

Himilo FM –Dalka Kuwait, lamaane isguursaday ayaa lagu soo waramayaa inay sameeyeen taariikh kaddib markii guurkooda uu noqday midka ugu wakhtiga gaaban oo ay wada joogaan lamaane. Waxay go’aansadeen inay kala tagaan seddex daqiiqo kaddib markay isguursadeen. Bishii la soo ...

Read More »

Masar: Hooyo wiilkeeda ku heysay qol mugdi ah muddo 10 sanno!

Himilo FM –Dalka Masar, nolol xannuun badan oo uu ku jiray wiil dhallinyaro ah muddo 10 sanno ayaa la soo gabagabeeyay kaddib markii maamulka uu fara gelin ku sameeyay iyadoo la qaaday tallaabada ku habboon. Warbaahinta Masar ayaa laga soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan