Himilo FM –Maamulka Slovenia ayaa shaaciyay in haweenay u dhalatay dalkaasi iska jartay gacan iyadoo adeegsanaysa minshaar si ay u hesho lacag ceymis ah. Booliiska ayaa tilmaamay in haweenayda oo 21 jir ah inay ku dhiiratay iyadoo kaalmo ka helaysa ...
Read More »Macluumaad
Sahan: Magaalooyinka ugu wanaagsan iyo kuwa ugu liita xagga nolosha caalamka
Himilo FM –Magaalada Vienna ayaa sannadkii 10aad oo xiriir ah waxay noqotay magaalada ugu wanaagsan caalamka ee lagu noolaado. Sida ku xusan qiimeynta Mercer Quality of Living Survey, magaalooyinka Yurub ayaa noqday kuwa ugu horreeya liiska magaalooyinka ugu wanaagsan xagga ...
Read More »Lamaane ka shaaciyay qorshaha guurkooda meel fagaare ah oo la xeray!
Himilo FM –Booliiska dalka Iiraan ayaa xeray labo qofood oo sheeko wadaag ah kaddib markii qorshaha guurkooda ka shaaciyeen suuq weyn oo ku yaalla deegaanka Arak ee katirsan magaalada Tehraan. Waxay tallaabada booliiska ka danbeysay markii muuqaal la soo dhigay ...
Read More »Maqaal- Maxaa nagala dhaxeeya Falasdiin?
Himilo FM –Inkastoo caalamka maanta uu noqday hal magaalo oo ku dhisan xiriirka baraha bulshada islamarkaana sahlan tahay helidda buugaagta taariiqda ee ka hadlaya asalka ummadaha ayaa wakhtigii danbe waxaa soo if baxayay koox Soomaalida ka mid ah oo si ...
Read More »Bilyaneerka Thailand ee Arnon oo ka baxay ballan ku saabsan guurka gabadhiisa!
Himilo FM –Arnon Rodthong oo ah bilyaneer u dhashay Thailand ayaa ka baxay ballan qaad uu sameeyay oo la xiriira guurka gabadhiisa Karnsita islamarkaana soo jiitay dad fara badan. Ninka bilyaneerka ah ayaa goor sii horreysay u soo bandhigay gabadhiisa ...
Read More »Wax ka ogow haweenka ugu hantida badan caalamka
Himilo FM –Haweenka waxay matalaan kala bar dadka caalamka hase ahaatee kama dhigna tiradan sida haweenka ku yihiin suuqa shaqada ama liiska maalqabeenada caalamka. Sidaasi oo ay tahay, waxaa jira haween tiro yar oo lagu tiriyo maalqabeenada dunida, waxaana liiska ...
Read More »50 sanno kaddib ayuu helay farriin hambalyo waxbarasho ah!
Himilo FM –Waxa uu ka qalin badashay jaamacadda University of Michigan sannadkii 1969 laakiin warqad hambalyo ah oo xilligaasi ka timid saaxiibbadii ayuu helay 50 sanno kaddib. Tani waa sheekada Robert Fink oo ay wax ka qortay warbaahinta Mareykanka. Mr ...
Read More »La kulan – qofka ugu da’da weyn caalamka
Himilo FM –Xaflad sharafeed weyn ayaa loo dhigay kaddib markay noqotay qofka ugu da’da weyn caalamka iyadoo da’deedu tahay 116 jir. Hay’adda Guinness World Records ee diiwaan gelisa rikoorada caalamiga ah ayaa si rasmi ah ugu aqoonsatay Kane Tanaka qofka ...
Read More »Sawirro: Turkiga oo daah furay masjidka ugu weyn dalkaasi
Himilo FM –Dalka Turkiga waxaa lagu daah furay masjidka ugu weyn dalkaasi kaddib muddo 6 billood ah oo uu socday dhismihiisa. Masjidka oo ku yaalla buurta Camlica ee magaalada Istanbul ayaa ah midka ugu weyn dalka sida uu sheegay Ergin ...
Read More »La kulan – Bilyuneerka ugu da’da yar caalamka
Himilo FM –Kylie Jenner ayaa noqotay bilyuneerka ugu da’da yar caalamka sida ku xusan liiska bilyuneerada dunida ee Forbes. Gabadhan oo ah qofka ugu yar qoyska Kardashian Family ayaa hantida ka sameysay ganacsigeeda waxyaabaha la isku qurxiyo. 21 jirka ayaa ...
Read More »