Home / Macluumaad (page 22)

Macluumaad

Waa kuwee dalalka ugu dhulka weyn aduunka?

Himilo-Cabirka dhulka ee dal ku fadhiyo fursad umma siineyso in uu saameyn ku yeesho dunida maadaama dalal badan oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu yaryahay hadane saameyn weyn dunida ku leeyihiin, balse dalku in uu dhulweyn leeyahay waxay ka ...

Read More »

Dalalka Africa ee magacoodii asalka ahaa badalay

Himilo: Africa waa mid kamid ah qaaradaha dunida ee asalka ah, xilligii gumeysiga dhulka qaarada waa la kala qeybiye iyadoo magacyadii asalka ahaa qaarkood gumaystuhu uu badalay, hadabada waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa dalalka Africa ee magacoodii asalka ahaa badalay. ...

Read More »

23-ka qof ee dunida ugu taajirsan iyo mid waliba hantida uu haysto.

Himilo-sadax iyo Labaatan-ka qof ee dunida ugu qanisan lix iyo tobad kamid ah waxay u dhasheen dalka Mareykan-ka. Hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa magacyadooda iyo hantida ay heystaan. Elon Musk: $200 billion Bernard Arnault: $153b Jeff Bezos: $151b Bill ...

Read More »

10-ka dal ee ugu nabadda badan aduunka.

Himilo-Dunida waxa ugu badan ee maanta laga fakarayo waa nabad iyo xasilooni. dad badan ayaa u arka in dagaalkii sadaxaad ee aduunka uu bilaaban karo marka loo eego xiisada bariga dhexe oo lagu kabay loolanka Rush-ka iyo Mareykan-ka u dhaxeeya, ...

Read More »

Wadamada dadkooda inta ugu badan ay ku noolyihiin magaalooyinka.

Himilo-Dadku fikir ahaan waxay ku kala duwan yihiin midka wanaagsan in lagu noolaado magaalada ama miyiga, dad badan oo caalamka ku nool waxay doorbidaan halkii ay magaalo ku noolaal lahaayeen inay miyiga dagaan, halka qeyb kalana ay doorbido inay magaalada ...

Read More »

Hogaamiyaasha caalam-ka iyo sida ay u kala da’ wayn yihiin.

Himilo-hogaamiyaasha Caalam-ka waxa ay ku kala duwanyihiin da’da iyo qibradda shaqo, hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa hogaanka caalamka iyo sida ay u kala da’ weyn yihiin. Mahmoud Abbas: 87 Ayatollah Khamenei: 84 Joe Biden: 80 Lula da Silva: 78 ...

Read More »

Dowladda Faransiiska oo dhalashada kala noqon rabto Benzema

Himilo-Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska Geral Darmanin ayaa ku eedeeyay xiddiga Karim Benzema in uu xiriir la leeyahay ururka “Ikhwaanul Muslimiin”, iyada oo mas’uuliin badan oo ka tirsan dowladda ay codasadeen in lagala noqdo dhalashada dalkaas. “Dhamaanteen waan ognahay in ...

Read More »

Waa kuwee afarta dal ee siyaasad ahaan uu u saameeye dagaalka Gaza ka socda?

Himilo– dagaalka Marinka Gaza ka socda afartan dalka ayaa sii hurin kara. Boqortooyada Saudia Arabiya. Israel waxay waqti badan ku bixisay inay heshiis lagaarto dalalka khaliijka carabta, todobaad ka hor inta uusan dhicin wax lagu tilmaamay ‘Heshiis taariiqi ah’ oo  ...

Read More »

Kumanaan qof oo dibad baxyo looga soo horjeedo Israel ka dhigaya New York iyo London.

Himilo-Magaalooyinka London iyo New York waxaa ruxay dibad baxyo lagu garab istaagayo dadka shacabka ah ee falastiiniyiin ee ku dhibaatoonaya duqeynta ciidanka Yahuuda. Xilli ciidanka Booliska -ka mareykan-ka iyo Ingiriisku ay iskudayayaan inay xakameeyaan dibadbaxyada. Magaaloyinka dibad baxyadu ruxeen waxaa ...

Read More »

Cilmi baaris: Heerkulka dhulka oo gaaray meeshii ugu sarayse bishii September.

Himilo-Aqoonyahanada cimilada waxay sheegeen in sanadka 2023-ka uu yahay sanadkii ugu kululaa ee ladiiwaan galiyo, afarta bil ee sanadka ugu kululeed waxay noqdeen bilaha September. June, July, iyo August ee 2023. Hey’ada lasocodka isbadalka cimilada warbixin ay soo saartay waxay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan