Home / Macluumaad (page 40)

Macluumaad

Saameynta ciriiriga jidadka ay ku yeesheen kaabayaasha nolosha magaalada

Himilo – Muqdisho waxaa ku nool dad lagu qiyaaso in ka badan labo milyan. Wixii ka dambeeyay sanadkii 2012, waxaa ku soo quryo noqonayay qurbo joog sannado ka maqnaa caasimadda. Noocyada kala duwan ee gaadiidka ayaa laga helaa magaalada. Jidadkeeda ...

Read More »

Halista dabka ee Suuqyadeenna

Himilo – Dabka oo ah shey addoomuhu ka magangalaan Alle Adduun iyo Aakhiraba, waxa uu ka sameysmaa kulanka seddaxda xaglood ee Kulka, Shiidaal (Dhuxul, Gaas, iwm) iyo Neefta Oksijiinta. Waxa uu leeyahay noocyo gaaraya illaa shan waxaase caan ka ah ...

Read More »

Bandhigga Buugta Banaadir iyo kaalinta bulshada maqalka la’ ee sanadka 2022

Himilo – Bandhigga Buugta Banaadir oo maalintii labaad galaya – ahna gunaanadka – wuxuu sannadkan ahaa mid ay ku dhan tihiin dhammaanba bahda qalinleyda oo ay kamid yihiin kuwa baahiyaha gaarka ah qaba siiba dhegoolayaasha. Qof kasta oo ku qornaa ...

Read More »

Magaalo ka tirsan Mareykanka oo ogolaatay in cod sare lagu aadaamo salaadaha

Himilo – Golaha magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa ansixiyay sharci fasaxaya in masaajiddu adeegsadaan sameecadaha dhawaaq dheer si muslimiinta ay u maqlaan aadaanka salaadaha, xilli ay foodda innagu soo hayso bisha Soon. Sida uu dhigayo sharcigan, imaamyada masaajidda ayaa ...

Read More »

Nin 80 sano ku riyoon jiray waxbarasho oo iskuul sare dhameeyay

Himilo – Merrill Pittman Cooper oo ah nin 101 jir ilaa iyo yaraantiisii wuxuu la noolaa riyo ah inuu mar uun wax barto. Ugu dambeyn wuxuu rumeeyay qeyb ahaan damaciisii markii uu iskuulka sare dhameeyay  80 sano kadib. Pittman 1934 ...

Read More »

Dowlad awoodi weysay waraaqaha imtixaanka ardaydeeda ay ku geli lahaayeen

Himilo – Sri Lanka ayaa kansashay imtixaanka malaayiin arday ah oo dhigta iskuulada, kaddib markii dalkan uu ka dhamaaday warqadihii daabacaadda sababtoo ah waxaa gabaabsi ah helidda sarifka lacagaha qalaad gudaha caasimadda Colombo oo lagu soo dhoofsan lahaa badeecooyinka. Maamulka ...

Read More »

Denmark: Dadka dhashay wixii ka dambeeyay 2010 oo aa laga gadi Karin Sigaar

Himilo – Dawladda Denmark ayaa ku hawlan qorshe ay ku mamnuucayso in nooc walba oo sigaar ah laga iibiyo qof kasta oo dhashay kadib 2010. Wasaaradda caafimaadka Denmark ayaa sheegtay in siyaasaddan cusub ee  ka dhanka ah sigaarka ay badbaado ...

Read More »

Hannaanka Xukuumad Danabeedka iyo sida looga hirgelin karo dalkeenna

Himilo – Dunida maanta howl kasta waxaa udub dhexaad u ah adeegsiga teknoolajiyadda, taas oo fududeysay shaqo badan oo la qaban jiray. Adeggan wuxuu yahay in howlaha dawladdu ay bixiso loo adeegsado teknoolajiyadda, si adeegyada loogu fududeeyo dadweynaha, loona kordhiyo ...

Read More »

Arday dhigta Harvard oo sameeyay mareeg lagu caawiyo qaxootiga reer Ukraine

Himilo – Labo arday oo wax ka barta jaamacadda Harvard ayaa sameeyay mareeg (website) ay ugu tala galeen in lagu caawiyo qaxootiga reer Ukraine ee qaxay. Mareegtan ayaa loo nashqadeeyay inay isku xirto dadka ka soo qaxay waddanka Ukraine iyo ...

Read More »

La kulan – labo nin oo jasiirad dhan ku iibsatay lacag ay aruuriyeen

Himilo – Aragtida ah inaad yeelato jasiirad waxay u muuqataa mid qariib ah ama male ah. Balse hantiilayaasha gacantu u buuxdo waxay u tahay wax iska caadi ah. Labo nin ayaa dunida tusay in riyada ah yeelashada jasiirad inay tahay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan