Home / Macluumaad (page 41)

Macluumaad

Markabka ugu weyn adduunka oo la soo saaray

Himilo – Dowladda Mareykanka ayaa ku guuleysatay dhismaha Markabka ugu weyn Adduunka kaas oo lagu magacaabo Mucjisada Badda. Markabkan ayaa waxaa uu qaadaa culeys dhan 236,857 Tan, waxaana uu sidoo kale qaadaa kumanaan qof isaga oo laga heli karo adeegyo ...

Read More »

Sucuudiga oo markii ugu horresay taariikhda xustay markii ay noqotay dowlad

Himilo – Boqortooyada dalka Sucuudi Carabiya ayaa sanadkan 2022 waxaa ay xustay sanadguuradii 295aad ee markii ugu horreysay ee ay dal noqoto. Sanadkii 1727dii ayuu Maxamed Bin Sucuud la wareegay maamulka Tuulada  Diriya oo hadda ku taalla Galbeedka Riyaadh xilligaasna ...

Read More »

La kulan – Nin baraf ku dhex jiray saddex saacadood

Himilo – Nin Polish ah ayaa sameeyay diiwaan cusub kadib markii uu muddo saddex saacadood iyo 28 daqiiqo ah uu ku dhex jiray baraf. Lix ayuu sheegay inuu ku jiray tababar ku aadan inuu barafka awoodi karo ku dhex jirkiisa ...

Read More »

Ukraine oo heshay $34M oo lacagaha digitalka ah

Himilo – Dowladda Ukraine oo ka mid ah waddamada yar ee ilaa hadda lacagaha digitalka ah Crypto Currency o aqoonsaday lacag sharci ah ayaa heshay yabooh maaliyadeed dhan $34Milyan oo doolarka Mareykanka ah. Lacagtan ayaa ku dhacday kootada Dowladda Ukraine ...

Read More »

Sawirrada been abuurka ah ee dhalinyarada ku dhiiri-geliya inay tahriibaan

Himilo – Da’da dhalinyaranimadu waa xilliga qofku uu ka gudbayo carruurnimada uuna u talaabayo da’da qaan-gaarka. Da’du waa habka kaliya ee lagu qeexi karo heerarka qofku uu maro. Dhalinyaro ka sokow inay yihiin laf dhabarta bulshada hadana waa hoggaamiyaasha berri, ...

Read More »

Africa: Faa’iido miyaa ugu jirta dagaalka Ukraine?

Himilo – Inkasto oo sii socoshada dagaalka Ruushka iyo Yukreyn ay sababi karto mushkilad xagga Cunnada iyo Shidaalka ah oo ku habsata dalalka Africa ee ku xiran wax soo saarka dalalkaasi diriraya, haddana waxa ay ka dhaxli kartaa qaaradda faa’iidooyin ...

Read More »

La kulan – Haweeney carruurta naafadada ah ku daryeesha gurigeeda

Himilo – Ma ahan dugsi wax-barasho halka ay carruurtani ku sugan yihiin. Mana ahan goob xanaano ah oo lagu daryeelo. Waa guri ay leedahay haweeneyda isu aragta inay gebigoodba hooyo u wada tahay taas oo u sameysay gabaad ay ku ...

Read More »

Ujeeddada weerarka Ruushka ee Ukraine

Himilo – Ciidamada Waddanka Ruushka ayaa wali dagaal kula jira kuwa Ukraine iyada oo uu dagaalku galay maalintii 4aad. Ciidamada Ukraine inkasta oo dhinac kasta laga awood badan yahay, haddana waxaa ay muujiyeen iska caabbin adag. Ciidamada Ruushka ayaa aad ...

Read More »

La kulan – Weriyaha wararka ku tebin kara lix luuqadood

Himilo – Philip Crowther oo ah weriye u shaqeeya wakaaladda wararka ee Associated Press (AP) ayaa noqday mid aad looga hadal hayo baraha bulshada. Hadal hayntiisa ayaa aad u baahday markii la daawaday isagoo ku tebinaya lix luuqadood war uu ...

Read More »

Marxaladaha cudurada ayey ku xirantahay tilaabada dhaqtarka uu qaadayo

Himilo – Cudurrada ibna’aadamka lasoo dersa wey kala dubanyihiin waxaana loo qeybiyaa noocyo kala duwan oo marba lagu saleeyo arrimo xaddidan , annagoo ku saleyneyna dhanka waqti hore ku baraaruga bukaanada ee calaamadaha cudurrada iyo inta ay la egtahay tilaabooyinka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan