Home / Macluumaad (page 88)

Macluumaad

Immisa carruur ah ayaa dhalatay maalintii ugu horreysay ee sannadka 2020-ka?

Himilo – Maalintii ugu horreysay sannadka 2020-ka, ku dhawaad 392 kun oo cunug ayaa ku dhashay caalamka oo dhan sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay. UNICEF ayaa sheegtay in Hindiya ay ku dhasheen dhallaanka ugu badan oo gaaraya 67,000, ...

Read More »

Waa maxay dhalashada labaad oo ay heysato haweenayda ugu lacagta badan Afrika?

Himilo – Haweenayda ugu taajirsan qaaradda Afrika Isabel dos Santos ayaa shaacisay inay heysato dhalashada dalka Ruushka oo ay qaadatay markii ay dhalatay. Gabadha uu dhalay madaxweynihii hore ee Angola José Eduardo dos Santos ayaa wareysi ku sheegtay inay tahay ...

Read More »

Haweenay wajaheysa ciqaab markii ay ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha W/Kuuriya oo gubanaya!

Himilo – Hooyo u dhalatay Waqooyi Kuuriya ayaa wajaheysa khatarta ah in la xero sabab la xiriirta inay dab ka kacay gurigeeda ka badbaadisay carruurteeda iyada oo ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha dalkaasi oo gubanaya. Wasaaradda amniga Waqooyi Kuuriya ayaa baaritaan ...

Read More »

Bilyaneer dadka ku xeran boggiisa Twitter-ka kala gaarsiinaya 9 Milyan oo doolar

Himilo – Bilyaneer u dhashay dalka Jabaan ayaa dadka kala socda bartiisa Twitter-ka kala gaarsiinaya lacag dhan 9 Milyan oo doolar isaga oo qiimeynaya haddii lacagtaasi kor u qaadi karto farxadooda iyo inkale. Shuruuda keliya ee laga doonayo dadka la ...

Read More »

Kalmadda Insha Allaah oo lagu biiriyay qaamuuska Jarmalka

Himilo – Kalmadda Insha Allaah ayaa si rasmi ah uga mid noqotay kalmadaha si weyn looga adeegsado dalka Jarmalka iyadoo tani dhalisay in lagu daro qaamuuska dalka. Muslimiinta Jarmalka ee kala jooga gobolada dalkaasi ayaa si joogta ah u adeegsada ...

Read More »

Mark Zuckerberg oo qalab ka iibsaday dukaan ku caan ah ascaarta Jaban

Himilo – Qaar kamid ah boggaga caalamka ayaa baahiyay muuqaal yar oo uu ka soo muuqday Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha shabakadda Facebook-ga iyo xaaskiisa Priscilla Chan iyaga oo ka dukaameysanaya dukaan lagu iibiyo tafaariikhda oo ku caan ah ascaarta ...

Read More »

Finland oo dhimeysa saacadaha iyo maalmaha shaqada

Himilo – Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Finland Sana Marine ayaa shaaca ka qaaday inay shaqaalaha dalkeeda u oggolaanayso inay wakhti badan la qaataan qoysaskooda iyada oo gudbineysa jadwal cusub oo shaqooyinka dalka ah si loo yareeyo saacadaha la shaqeeyo. ...

Read More »

Goorma ayay habboon tahay in la bilaabo nadaafadda ilkaha carruurta?

Himilo – Johanna Cante oo ah khabiir caafimaad ayaa ku boorisay waalidiinta inay ku dadaalaan nadaafadda ilkaha carruurtooda durba markay u soo baxaan iyaga oo adeegsanaya qalabka habboon. Ms Johanna oo ah madaxa midowga dhaqaatiirta Ilkaha ee Jarmalka ayaa sheegtay ...

Read More »

Maxaa furriinka ku badiyay magaalada Qom ee dalka Iiraan?

Himilo- Magaalada Qom ee dalka Iiraan ayaa laga soo wariyay furriinkii ugu sarreeyay sannadkii 2016-ka hase ahaatee waxay hadda wajaheysaa musiibo kale oo heysata haweenka magaalada. Qom oo dhacda koonfurta Tehran ayaa laga soo calaameeyay heerkii ugu sareeyay ee isticmaalka ...

Read More »

Wax ka ogow hoggaamiyaasha ugu da’da yar caalamka

Himilo – Sebastian Kurz ayaa ku soo laabtay maamulka Austria isaga oo jira da’da 33-ka sanno, sidaasi waxa uu ku noqonayaa ra’iisul wasaarihii ugu da’da yaraa caalamka ee shaqadiisa la wareega. Tani waxay ka dhigan tahay in la jabiyay rikoorka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan