Home / Madadaalo (page 17)

Madadaalo

La Kulan – Ninkii Biyaha isku riday si uu u furo xujo

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Illayaram Sekar, oo u dhashay Hindiya ayaa dhex galay sanduuq laga sameeyay muraayadaha wax gudbiya oo laga buuxiyay biyo si uu u furo xujo una dhigo record cusub. Waxa uu biyaha ku dhex jiray muddo laba daqiiqo iyo ...

Read More »

La kulan: Ninka aaminsan in uu ugu shidan yahay Afrika

Himilo – James Maina Mwangi, ilaa iyo hadda wuxuu aaminsan yahay inuu yahay ninka ugu shidan qaaradda Afrika ama xittaa adduunyada oo dhan. Markaad dhab u fiiriso hab labiskiisa cajiibka ahna, way adag tahay in lagu gacan-seyro. Markii uu soo ...

Read More »

Lakulan – Ninka reer Thailand ee guursaday 120 xaas

Himilo – Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas guursaday, dhalayna 28 carruur. Waxa qeyrul-caadiga ah waa in dhammaan xaasasku ay is wada garanayaan. Tambon Praset, guddoomiyaha degmada Phromee, gobalka Nakorn Nayok – ...

Read More »

Mareykanka: Bukaan ka soo kabsaday Karoona oo lagu dallacay 1 Milyan oo doolar!

Himilo – Muwaadin u dhashay Mareykanka oo ka soo kabsaday xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si kedis ula kulmay dhacdo layaab leh inkasta oo uu sheegay in uu yahay qof nasiib badan. Sida uu qoray wargeyska Seattle Times, Mikel ...

Read More »

Iiraan: 28 jirrada aan guursan oo laga qaadayo canshuur adag!

Himilo – Dood badan ayaa ka dhalatay hadal uu jeediyay waddaad diimeed u dhashay Iiraan oo ku baaqay in dhallinyarada da’dooda gaartay 28-ka sanno ee aan guursan laga qaado canshuur gaar ah. Hadalka waddaadka Maxamed Idriisii ayaa dhaliyay mowjad carro ...

Read More »

Sheekada haweeneyda 51 jirka ah ee quruxdeeda lagu hal-qabsado!

Himilo – Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa – muuqaal-yarideeda awgeed – waxay soo jiidanaysa indhaha dad badan. Muggii ugu horreysay oo ay wararka ugu xiisaha badan kamid noqotay sheekadeedu waxay ...

Read More »

Gabar – si ay uga aargudato saaxiibkeed – kun kiilo oo Basal ah usoo dhiibtay!

Himilo – Warbaahinta Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada gabar qalbi-jabkii ay ka qaaday qiyaanada saaxiibkeed ku dhaqaaqday fal aargudasho kii ugu la yaab badnaa. Haweeneyda oo la yiraahdo  Miss Zhao, oo ku nool Zibo waxay hadyad ahaan guriga saaxiibkeed ugu soo ...

Read More »

Maxaa Xaasle ku kalifaya inuu Dacwad ka gudbiyo Google Map?!

Himilo – Saxaafadda Hindiya ayaa tebinaysa sheekada nin dacwad ka gudbiyay shirkadda Google qeybteeda ‘goobeynta’ Google Map – isaga oo yiri: “Waxay noqotay aalad ay xaaskaygu igu raadgurto mar kasta oo aan guriga ka baxo.” R Chandrasekhar, oo 49 jir ...

Read More »

Indonesia: Dadka aanan u hoggaansamin bandowga oo loo helay xal layaab leh!

Himilo – Ka daalista in dadka lagu amro inay guryahooda ku negaadaan inta lagu jiro bandowga socda ee lagu horjoogsanayo faafista xanuunka Covid-19, siyaasi ku nool jazaiiradda Java ee dalka Induniisiya ayaa soo jeediyay tallaab la-yaab iyo cabsi leh. Kuwa ...

Read More »

Sawirro — Siyaasi gaarigii uu jeclaa ka dardaarmay in lala duugo!

Himilo – Siyaasi u dhashay dalka Koofur Afrika oo dhintay toddobaad kahor ayaa lala aasay gaarigiisa Mercedes limousine si loo fuliyo dardaarankiisa. Tshekede Bufton Pitso, oo ah hoggaamiyihii hore ee United Democratic Movement (UDM) ayaa ku dhintay shil gaar isaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan