Himilo- Haween fara badan ayaa uga taga raggooda sabab ku qotonta quurada oo ay ka qaadaan dhafar iyo madax xannuun sida lagu sheegay warbixin cusub. Sida ku xusan baaritaanka, 60% haweenka la guursaday ayaa qirtay inay dhafar ka qaadaan quurada ...
Read More »Madadaalo
Mareykanka: Gabar xafladeeda arooska lagu geeyay gaari dab damis ah!
Himilo- Waxay noqotay dhacdo aan marnaba la illoobi karin markii kooxda dab damiska ay faro-gelin ku sameeyeen wakhtiga ugu habboon si ay u caawiyaan gabar aroos ahayd oo ku xannibantay saxmad wadooyinka ah. Sida uu qoray wargeyska Daily Mail, koox ...
Read More »Maxaa loo xeray Heather isaga oo aroos ah?
Himilo- Booliiska gobalka Texes ee dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin aroos ahaa oo u dhacay banki si uu isaga bixiyo kharashka faraanti iyo xafladda guurkiisa. Heather Pompus ayaa isku dhiibay booliiska kaddib markii uu ku dhiiraday in uu ...
Read More »Wax ka ogow waxyaabaha layaabka leh ee ka mamnuuc ah dalal qaar
Himilo- Dal kasta ayaa la gaar ah dhaqankiisa iyo qaanuunka uu yaalla oo ka soocaya dalalka kale hase ahaatee waxaa jira dalal mamnuucay waxyaabo fudud oo aan loo fileyn. Waxyaabaha qaar ee la mamnuucay ayaa caadi ka ah inta badan ...
Read More »Sababta Dibi Baxsad ah uu ku helay Taageero Shacab!
Himilo- Dibi culaabtiisu dhan tahay 650 kg ayaa maareeyey inuu ka baxsado xarun xoola-qalka ah ‘maxjar’ wuxuuna hadda helay dareenka dadweynaha dalka Croatia. Dibiga oo la yiraahdo Jerry wuxuu dhawaanahan hareer maraa goobaha ka fog xaruntii uu kasoo baxsaday. Wuxuuna ...
Read More »44 jir aan wejigiisu dhab u korin oo lagu qaldo cunug yar!
Himilo- Inaad leedahay weji dhalinyar waa raasamaal aan la helin. Laakiin 44 jir ku nool dalka Shiinaha oo wejigiisa uu u eg yahay cunug jira kala bar da’diisa, waxay ku noqotay habaar. Waayo ma guursan karo. Qof walbana wuxuu u ...
Read More »Magaalada Manchester oo daah fureysa bankigii ugu horreeyay ee lagu keydiyo timaha
Himilo- Si looga hortago daadashada timaha, magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa fureysa bankigii ugu horreeyay ee lagu keydiyo timaha caalamka oo dhan. Bankiga ayaa la dhigayaa timaha dadka ka baqdin qaba bidaarta iyadoo unugyada waaweyn lagu ilaalinayo qalab si ...
Read More »Maxaa xiriir ah oo ka dhaxeeya bidaarta iyo saacadaha shaqada?
Himilo- Khubarada caalamka ayaa si joogto ah u baara sababaha bidaarta iyo wadiiqooyinka lagu daweyn karo. Illaa iyo immika, daraasado badan ayaa u tiiriyay bidaarta sababo ku qotoma dhaxal. Balse baarayaal u dhashay Koonfur Kuuriya ayaa xiriir ka dhaxeysiiyay bidaarta ...
Read More »Haweenay dacwad ku gudbisay nin arroor kasta u qori jiray subax wanaagsan
Himilo- Farriin xambaarsan ‘Subax wanaagsan’ oo uu caadeystay nin dhallinyaro ah in uu u diro asxaabtiisa WhatsApp-ka ayaa sabab u noqotay in la saaro maxkamad. Sheekadan waxay ka dhacday magaalada Fujairah ee Imaaraadka Carabta markii haweenay u dhalatay wadamada Khaliijka ...
Read More »Chechnya : Maxay tahay sababta uu raali gelin u bixiyay wiil ka ooyay arooska walaashiis?
Himilo- Ragga ku nool dalka Chechnya ayaa lagu tiriyaa kuwa ugu adag caalamka, waana sawir uu maamulka dalka jecel yahay in la adkeeyo. Sidaa darteed, wax kasta oo dhaawacaya sumcadda lagu helay sida adag waa in laga fogaado. Balse nin ...
Read More »