Home / Madadaalo (page 27)

Madadaalo

Garsoore amray in la xero 14 macallin oo ay isku qabteen garoon salax ah!

Himilo FM – Golaha garsoorayaasha iyo dacwad oogayasha Turkiga ayaa furay baaritaan la xiriira xarigga 14 macallin oo uu amray garsoore sida laga soo xigtay wargeyska maalinlaha ah ee Hürriyet. Wargeyska ayaa sheegay in baaritaan lagu sameynayo amar uu bixiyay ...

Read More »

Tuugo xaday geedo ku fadhiya 118 kun doolar!

Himilo FM – Koox xirfadlayaal tuugo  ah ayay u suura gashay inay xadaan 7 geed oo ah nuuca yaryar oo ku fadhiya qiimo dhan 118 kun oo doolar sida ay qoreen inta badan warbaahinta caalamka. Waxa uu falka xatooyada ah ...

Read More »

Morooko: Guurka macallimad iyo arday 19 jir ah oo dhaliyay dood kulul

Himilo FM –Dalka Morooko, Macallimad guursatay arday kayar 10 sanno ayaa waxaa ka dhashay dood kulul, waxayna dadka u qeybsameen kuwa ku tilmaamay wax caadi ah iyo kuwa dhaleeceeyay. Sida ay soo warisay warbaahinta maxaliga ah, macallimada oo ah 29 ...

Read More »

Nin loo maxkamadeynayo shilimaad uu ku tuuray matoorka diyaarad!

Himilo FM –Shirkada Lucky Air ayaa dacweynaysa nin u dhashay Shiinaha kaddib markii uu dhowr shilin oo ah lacagta Yuan-ka uu ku tuuray matoorka diyaarad rakaab ah si uu u tijaabiyo nasiibkiisa wanaagan ee safarka. Ninka 29 jirka ah oo ...

Read More »

Haweenay furriin ka dalbatay saygeeda markii uu casho u soo iibin waayay!

Himilo FM –Haweenay u dhalatay  Imaaraadka Carabta ayaa saygeeda ka dalbatay inuu u baxo maqaayad islamarkaana u soo iibiyo hal Hamburger ah marka uu soo dhameysto sheekada saaxiibbadiisa. Wargeyska Khaleej Times ayaa sheegay in ninka markii uu soo dhammeystay sheekada ...

Read More »

Vietnam oo tarxiishay nin u ek madaxweynaha Waqooyi Kuuriya

Himilo FM –Xukuumadda Vietnam ayaa dalkeeda ka ceyrisay nin iska dhiga madaxweynaha Waqooyi Kuuriya kahor inta uusan dalkaasi marti gelin hoggaamiyayaasha Mareykanka iyo Waqooyi Kuuriya Donald Trump iyo Kim Jong-un. Ninka deggan Hong Kong oo lagu magacaabo Howard X ayaa ...

Read More »

Magaalo lacag kugu siineysa inaad ku safarto baaskiil

Himilo FM –Dowladda hoose ee magaalo dhacda koonfurta Talyaaniga ayaa siinaysa muwaadin kasta lacag dhan 250 Euro oo u dhiganta 283 doolar haddii uu adeegsanayo baaskiil halkii uu raaci lahaa mooto ama gaari. Tani waxay qeyb ka tahay mashruuc cusub ...

Read More »

Sababta reer Jabaan u cimri dheer yihiin oo waxyar laga ogaaday!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa muujisay in geed ku yaala Jabaan uu qeyb ka noqon karo sababta dadka reer Jabaan u gaaraan da’ fog. Baarayaal katirsan jaamacadda Graz ee dalka Austria ayaa sheegay in maaddo ku jirta geedka loo yaqaan ...

Read More »

Arrin ku khuseysa haddii aad ku safarto diyaaradaha!

Himilo FM –Waxa uu diyaaradda ka soo raacay Seattle isaga oo ku socda Oslo hase ahaatee markii uu gaaray Frankfort waxa uu ka tagay garoonka isaga oo faarujiyay booskiisa diyaarada. Inta badan waxaa sameeya sidaasi rakaabka doonaya inay helaan tikityo ...

Read More »

Haweenay lagu qabtay Taiwan iyadoo xadeysa bisado!

Himilo FM –Warbaahinta Taiwan ayaa sheegtay in garoonka Hong Kong lagu xeray haweenay iska soo dhigtay inay uur leedahay balse dhoofinaysay labo bisadood oo la soo xaday iyadoo ku qarinaysa dharkeeda. Dhacdadan waxay ku qasbaysaa maamulka garoonka Taoyuan inay sameeyaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan