Home / Madadaalo (page 9)

Madadaalo

Nin madaxiisa ku xiray saab si uu isaga joojiyo cabbidda sigaarka

Himilo – Ibrahim Yucel,wuxuu qaaday ficil ka dhashay go’aan uu ka gaaray cabbidda sigaarka. Wuxuu xal u arkay inuu madaxiisa xiro si uu isaga joojiyo balwadda. Mr Yucel wuxuu  aad u qabatimay 20-kii sano ee tagay cabbidda sigaarka, maalin walba ...

Read More »

Harada Jaceylka ee Dubai

Himilo — Harada Jaceylka, oo qaabka wadnaha oo kale loo sameeyey, waxay dhacdaa saxaraha u dhow Dubai. Waana dabcan, bartilmaameedka dalxiiseed oo Bariga Dhexe ay lammaane badan usoo aadaan. Muqaallada halaasiga ah oo ay ku caan tahay Dubai sida Burj ...

Read More »

Dhalo farriini ku jirto oo isaga gudubtay England iyo Norway

Himilo – Hooyo iyo wiilkeeda oo ku wada lugeynayay xeeb ku taalla Norway ayaa soo bandhigay dhalo ay ku jirto farriin taas oo soo socdaashay in ka badan 1,000 Mayl. Ida Hodnebo oo 36 jir ah, waxay sheegtay iyadoo la ...

Read More »

Thailand: Tuug ku dhex hurday guri uu u soo galay inuu dhaco

Himilo – Tuug ayaa jebsaday guri, Xilligii uu ku jiray hawsha xatooyada ayuu lulmooday kadib mid ka mid  sariirihii dhex yaalay guriga ayuu hurdo kula dhacay. Dhacdadan waxay ka dhacday Thailand. Dadka degaanka Phetchabun ayaa ku soo toosay ninka oo ...

Read More »

Scotland: Jasiirad lagu xaraashayo $111,700

Himilo – Jasiirad gaar loo leeyahay oo ku taalla xeebaha galbeed ee Scotland ayaa la raadinayaa cid gadata iyadoo lagu doonayo lacag gaareysa $111,700. Guriga xaraashyada ee UK ayaa sheegay in gabi ahaan Deer Island la iibinayo. Waxaa la soo ...

Read More »

La kulan: nin gabar ay saaxiibbo ahaayeen Jasiirad u dhisay

Himilo – 30 jir  magaciisa lagu koobay Xu kana soo jeeda Shiinaha wuxuu jasiirad dhan u dhisay gabar ay saaxiibbo hasaawe wadaag hore ahaayeen. Ujeedada ku xanbaartay dhisidda jaziiradda waxay ahayd wuxuu doonayay inay u soo laabato jacaylkiisii balse waxaa ...

Read More »

Arigii Dugaagga u ekaaday

Himilo – Idaha iyo Ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahan yihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee ku raarma sannadkiiba mar. Haddii kale waxay noqonayaan sida ri’dan oo kale taas oo in ka badan ...

Read More »

Sudan: Bisad hakisay duulimaad diyaaradeed

Himilo – Diyaarad rakaab sidday ayaa si degdeg ah loogu dejiyay garoon ku yaalla dalka Sudan kadib markii duuliyihii ay weerartay bisad. Diyaaradda waxay ku wajahneyd Doha, Qatar. Hal saac iyo bar  markii ay hawada shilka ayaa dhacay waxayna dib ...

Read More »

Warbaahin raadineysa shaqaale ay lacag ku siiso hurdo

Himilo – Mareeg caafimaadka ka talo bixisa waxay raadineysaa hawladeeno ay lacag ku siineyso inay u hurdaan iyagoo qaadan doona mushaar dhan $2,000. Shaqadan oo socod doonta shan cisho shaqaalaha nasiibka u yeesha waxay shan habeen  seexan doonaan shan meel ...

Read More »

Lammaane lacag geeyay halkii ay isku barteen 20 sano ka hor!

Himilo – 20 sano ka hor ayay ku kulmeen maqaaxi ku taalla magaalada Chicago. Xiriirkooda haasaawe ayaa halkaas ka bilowday ugu dameyna waxay noqdeen labo nolosha wadaaga. Goobtii ay isku barteen 20 sano ka hor ayay dib ugu laabteen iyagoo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan