Home / MAQAALO (page 3)

MAQAALO

Beeraha Dedan: Xalka mushkiladaha ay wajahaan beeraleyda Soomaaliyeed

Himilo-Dhammaadkii bishii tagtay ee sanadkan ayaa hay’adda maareynta masiibooyinka dowladda federaalka ah ee SODMA soo saartay digniin la xiriirta roobka E lNino, midkaasi oo la saadaalinayo inuu wato biyo fara badan iyo dabeyl. Goobaha ay tilmaamtay inuu si gaar ah ...

Read More »

Maqaal: Maxay tahay sababaha ay u gubanayaan suuqyada Soomaalida?

Himilo-Suuqii ugu dambeeyay ee dab uu qabsado suuqyada Soomaalida waxa uu noqday suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada. Dabka ayaa geystay khasaare hantiyeed oo aad u badan, iyadoo aysan jirin cid wax ku ...

Read More »

21-November-Maalinta macalinka Soomaaliyeed

Himilo-Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo sidoo kale Gaarsiiya ummadda baraaraha cilmiga iyo aqoonta heer ka gaartay. Hawlaha macalinka iyo shaqadiisa dhabta ah marka ay caruurta ...

Read More »

La kulan hooyada midaysay korinta ubadka iyo karinta uunsiga.

Himilo-Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka Afrika oo ay dhalinyaradu u badan yihiin. Sida ay muujisay sahan ay sameeyeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Tirakoobka (2014), 75 boqolkiiba dadka Soomaaliyeed waxa ay da’doodu ka yar tahay 30 sano. ...

Read More »

Maxaad ka taqaan xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka ee Soomaaliya?

Himilo-Xeer-ilaaliye: Waa dacwad-oogaha guud iyo ilaaliyaha xeerarka dalka u yaal, waa hagaha baaritaanada hordhaca ah ee danbiyada, waa teedka u taagan eedaha uu xafiiskiisu soo jeediyo, maadaama ay sharciyan tahay inuu goob-joog ka noqdo, isagoo xaq u leh inuu ku ...

Read More »

Waa tuma Nadia Mohamed, gabadha Soomaaliyeed ee taariikhda ka dhigtay Mareykan-ka?

Himilo-Codbixiyaasha magaalada St. Louis Park ayaa doortay Nadia Mohamed, waa 27 jri asalkeedu uu yahay Soomaali, waxayna sidaa ku noqotay qofkii ugu horeeye ee madow ah oo duqa magaaladaa noqda iyo qofkii ugu horeye oo Muslim ah oo xilkaa qabta. ...

Read More »

Roobabkii ugu dambeeyay ee ka da’ay gobollada maka muuqdaa raadadka El-niino

Roobabkii ugu dambeeyay Gobalada dalka Soomaaliya ka da’ay, maka muuqdaa Raadadka El-niino, maxaa qasaara ah oo ka dhashay ilaa iyo hada. Waa maxey El-niino? Khubaro  ku xeeldheer arrimaha cimillada iyo saadasha Hawada waxey ku qeexan El Niño inay tahay dhacdo la xiriirta ...

Read More »

Maryan Mursal oo Fanka ka fariisatay.

Himilo-Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba isaga baxday fanka. Maryan Mursal oo ah xidig caan ka ahayd fanka Soomaaliyeed mudadii bur-burkana daganayd magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa umadda ka codsatay ...

Read More »

Afka iyo Sarbeebtiisa

Himilo – Af waxa uu ka kooban yahay amaba uu ku taagn yahay seddaxda tiir ee kala ah erayada, qaab dhismeed iyo adeegsiga. Marka la joogo afkeenna hadalku waxa uu noqdaa tix amaba tiraabta oo ah midka aan sida maalinlaha ...

Read More »

Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan