Home / Uncategorized (page 18)

Uncategorized

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

“Waan Ku Necbahay RONALDO,”Sidaas Waxaa Yiri Ciyaaryahan Caan ah Hadaba Waa Kuma?

Caadiyan taageerayaasha kubadda cagta waxa ay  inta badan jecelyihiin  inay ogadaan hadalada dhex mara ciyaartoyda waaweyn sida muranka  dhex mara inta lagu guda jiro garoomada iyo waliba marka ay ku kulman meel kabaxsan goobaha ciyaaraha. Sidaas oo ay tahay xiddiga ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaa marti noogu ah ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Kooxada Juventus oo Doonaysa in ay Dhigeeda AC Milan ku Garaacdo Saxiixa Difaaca Midig ee Chelsea Ivanovic.

Kooxda marwada duqda ah ee juventus ayaa doonaysa in ay soo xeragaliso ciyaaryahankaan reer Serbia ee Branislav ivanovic, kaas oo u muuqda in uu ku jiro maalmahiisii ugu dambaeyay garoonka Stamford Bridge ee magaalada London Laacibkan ayaa Chelsea kaga soo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Waxaa Soo Jeedinaya Weriye Maxamed Sheekh Yuusuf Baari Halkan Ka Dhageyso:-

Read More »

Jose Mourinho Oo Doonaya Ciyaaryahanka Qad Dhexe uga Ciyaara Barcelona ee ivan Rakitic Si Uu Ugu Xoojiyo Qadkiisa Dhexe.

Jose mourinho ayaa markaan doonaya in uu dib u habayn xoog leh ku sameeyo kooxdiisa Man United, waxa uuna dalbaday in loo soo xera galiyo madaalaha qadka dhexe ee reer Croatia Ivan rakitic Kooxda Barcelona ayaa wali usoo bandhigin wax ...

Read More »

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamijka  ku wareysanay Prof Ciise Maxamed Siyaad oo Cilmiga Afafka Aqoon u leh. Weriye Axmed Haadi ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya. Halkan Hoose ...

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan