Muqdisho – Nin caddaan ah kaas oo maareeye ka ah baar ayaa lagu eedeeyey inuu midiidin ku heystay nin madow sanado badan, marka loo eego booliska South Carolina. Waaxda Garsoorka ee Maxkamadda ayaa Bobby Paul, oo 52 jir ah ku oogtay ...
Read More »Wararka
10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.
Muqdisho – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. Tufaaxa waxaa ku ...
Read More »Shinbiro loo tabbarayo inay haash sigaarka ka ururiyaan jidadka.
Muqdisho – Ka fal-celinta tirada badan ee sigaarrada lacabo ee Amsterdam, laba farsamayaqaan ayaa la yimid qorshe Tukaha loogu tababbarayo ururinta haashashka lagu tuuro jidadka. Warshad yaqaan, Ruben van der Vleuten iyo Bob Spikman asal ahaan waxay tix-galinayeen inay adeegsadaan ...
Read More »Haween ku xayirmay garoon markii wejigooda laga aqoonsan waayay sawirrada dal-ku-galka.
Muqdisho – Sawirrada saddexda gabdhood oo Shiinees ah ayaa la sheegayaa inay ku xayirmeen gegida duyuuradaha Koofur Kuuriya, waayo baasaboorradooda ayaan si sax ah uga ekeyn wejiyadooda kadib markii qaliin-qurxin ay isku sameeyeen. Kuuriya waxay caan ku tahay qalliimada quruxda ...
Read More »UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.
London – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ...
Read More »Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!
Muqdisho – In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso — sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko – xuduudda u dhaxeysa waddanka al-Jeeriya iyo Marooko ayaa ah xaduudda ugu qatarta badan caalamka. Sanadkii ...
Read More »Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.
Muqdisho – Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu yahay bilowga dareenka, hayeeshe Axmed Johari oo isaga iyo afadiisa hoggaamiya dhaq-dhaqaaq da’yarta loogu diyaarinayo sida nolosha ...
Read More »Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.
Muqdisho – Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen xoogsiga iyo dhagax-jabiska. Hadda waxay katirsan yihiin shaqaalaha shirkadda nadaafadda iyo bilicda ee ECO. ECO waa mid ...
Read More »Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.
Muqdisho – Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo. Sidaas awgeed, mayara inta maahmaah, murti ama sheeko oo laga yiri waxa ku baxay dirir la isku ...
Read More »Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!
Venice – Qof kasta oo ku qeyliyay kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay Rimini kadib ...
Read More »